Saturday, November 22nd, 2014

Daawo Sawiradda Kulankii Arsenal Sida Fudud Uga Talaabsatay West Ham Una Soo Dalacday Kaalinta Afaraad.

Published on April 16, 2014 by   ·   No Comments

Kooxda Arsenal ayaa soo gashay kaalinta afaraad ee horyaalka England ka dib markii ay si fudud ku mareen kooxda West Ham United oo marti ku ahayd Emirates Stadium.

Lukas Podolski ayaa saxiixay labo gool, halka weeraryahanka reer France Olivier Giroud saxiixay gool sidaasna Gunners uga soo kabsatay gool uu biloowga ciyaarta ka dhaliyey xiddiga Jarvis.

Hadaba daawo Sawirada Kulankaas.

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 12 14 15 17 19 13 20 11 18 9 10

Share on Facebook

Comments

Readers Comments (0)



Current ye@r *