Michael Edwards ayaa lagu qasbay inuu meel kale ka raadiyo bedelka Jurgen Klopp ee Liverpool ka dib markii ay waayeen Alonso. Alonso ayaa wacdaro ka dhigay Leverkusen waxana uu kooxda ku hogaamiyay in ay hogaanka
Xiddiga daafaca uga ciyaara Man City ee Kyle Walker ayaa sheegay ama magacaabay kooxda uu jeclaan lahaa in ay ku guulaysato premier League. Kooxaha Arsenal, Man City Liverpool ayaa ku tartamaya horyaalka premier League xilli