Warbixino

DEG DEG: Lionel Messi Oo Kala Cadeeyey Mustaqbalkiisa Kooxda Barcelona , Joogis Ama Bixitaan??

Maalmahaan oo dhan waxaa laaga sugayey inuu ka hadlo mustaqbalkiisa kooxda Barcelona , ciyaaryahanka kooxda Barcelona Lionel Messi kaasi oo wax badan lagu xantay suuqa

Continue Reading »

Share on Facebook

Qeybta Warbixino

Macalin Zidane Oo Iska Celiyey Saxaafada Spain Kadib Markii Ay Bilaabeen Inay Keylor Naves Dusha U Saaraan Guuldaradii Soo Gaartay Real Madrid

Macalinka kooxda Real Madrid Zidane ayaa la weydiiyey haddii kooxdiisa ay ka maaranto goolhaaye Keylor Naves kaasi oo kamid ah goolhaayaasha xillligaan ugu wanaagsan kubada

Continue Reading »

Share on Facebook

Warbixino Archives

FADEEXO & CEEB: Kadib Mirano Iyo Dhaleeeceeyn Dheer Garsoore Mike Dean Oo Loo Diray Inuu Dhex Dhexaadiya Kulan Ka Dhicidoona Horyaalka 2aaad Ee England
- Jan 18, 2017
Garsoorihii dhibka badnaa ee qaladaadka badan sameeyey ee Mike Dean ayaa lagu soo waramayaa in todobaada soo socda uusan garsooridoonin kulan ka dhacaya Primer League,waxaana loo dhiibay ciyaar ka dhicidoonta ...
Antonio Griezmann, Manchester United , Chelsea, Antonio Conte & Wararkii Ugu Dambeeyey Saakey Suuqa Kala Iibsiga
- Jan 18, 2017
Subax wanaagsan dhamaan aqristiyaasheen meel waliba aad joogtaan waxaan idiin leenahay maalin wanaagsan. Waa maalintii 18aad ee uu furanyahay suuqa kala iibsiga ciyaartooyda qaarada yurub ,waxaan idiin la wadaageynaa wax waliba ...
Xulalka Qaramada Mali Iyo Egypt Oo Barbar Dhac Isla Dhaafi Waayay Xilli Ghana Hogaanka U Qabatay Group D
- Jan 17, 2017
Ciyaar u dhaxeysay xulalka qaramada Mali iyo Egypt ayaa goor dhaweyd siirigeedii ugu danbeeyay la yeeriyaya iyada oo labada xul is mari waayeen. Natiijada ciyaarta ayaa kusoo idlaatay 0:0 ay labada ...
Warbixin: Sadex Saxiix Oo Ay Tahay In Jurgen Sameeyo Si Ay Kooxdiisu Ugu Tartanto Hanashada Horyaalka
- Jan 17, 2017
Kooxda Liverpool oo horyaalka ingiriiska ku guulaysata waxaa ugu danbeysay sanadii 1990 intaasi kadibna waxaa ugu dhaweyd sanadkii 2013/14 oo ay Reds kaalinta 2aad ku dhamaysteen markaasi oo uu Brenden ...
Xulka Qaranka Ghana Oo Guul Ay U Qalmeen Ka Gaaray Dhigooda Uganda Xilli Andre Ayew Uu Sadexda Dhibcood Gacanta U Galiyay Xulkiisa Black Stars
- Jan 17, 2017
Ciyaar u dhaxeysay xulalka qaramada Ghana iyo Uganda oo ka tirsaneyd koobka qaramada qaarada Afrika ayaa goor dhaweyd soo idlaatay. Natiijada ciyaarta ayaa kusoo dhamaatay 1:0 ay xulka Ghana ku muquunisay ...
Tababare Jurgen Klopp Oo Qiray In Joel Matip Seegi Karo Ugu Yaraan 8 Kulan Dhamaan Tartamada
- Jan 17, 2017
Macallinka kooxda Liverpool xamaasadlaha reer German ee Jurgen Klopp ayaa sheegay inay maalinta jimcaha ah ka war sugi doonaan in arinta Joel Matip kiiskiisa la furo iyo inkale. Liverpool ayaa lagu ...
DUHUR WANAAGSAN: Tottenham Oo Heshiis Sameeysey, Guardiola Oo Xaraash Sameeynaya, Mid Kamid Ah Xidigaha Arsenal Oo Heshiis Kodhin Aqbalay & Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Suuqa Kala Iibsiga
- Jan 17, 2017
Duhur wanaagsan meel waliba aad joogtaan kusoo dhowaada wararkii ugu dambeeyey ee suuqa kala iibsiga ciyaartooyda,waxaana soo qaadandoonaa maanta iyo saacadihii ugu dambeeyey suuqa. Hada waxaa suuqa la hadalhaayaa oo sheekooyinkooda ...
MAQAAL: Inuu Hortaalka Spain Noqday Afar Geesood , Koox Waliba Fursada Ay Horyaalka Ku Qaadikarto, Sevilla Oo Taariikh Sameeynkarta & Wax Waliba Oo Ku Saabsan La Liga 20 Kulan Kadib
- Jan 17, 2017
Kadib guuldaradii todobaadaan kooxda Real Madrid meel xiiso badan ayuu soo gaaray horyaalka wadanka Spain ee La Liga waxaana kooxaha horyaalkaasi ku dagaalamayaan hada ay noqdeeen afar kooxood waxaa kusoo ...

« Previous PageNext Page »