Warbixino

Warbixin: Halkee Ayuu Nemanja Matic Ka Gali Karaa Shaxda Red Devils Ee Xilli Ciyaareedka Dambe

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda chelsea Nemanja Matic Ayaa ku sii dhowaanaya in uu noqdo xiddig man United ah isaga oo ugu biiri doona Red

Continue Reading »

Qeybta Warbixino

Warbixin: Shan Xiddig Oo Haatan Ka Qayb Galay Koobka Da,yarka Oo Ay Real Madrid U Dhaqaaqi Karto Adeegooda

Kooxda Real Madrid ayaa ugaarsi ugu jirta xiddigo kooxda horay u wada mustaqbalka dhow iyada oo daawadaal u dirtay tartanka koobka europe ee da,doodu tahay

Continue Reading »

Warbixino Archives

Warbixin: Goolasha,Guulaha,Iyo Waxwalba Oo Aad Uga Baahantahay Nolosha Ciyaareed Ee Lione Messi
- Jun 24, 2017
Xiddiga 1-aad ee xulka qaranka Argentine iyo Kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa maanta gaaray da,diisa 30 jirka iyada oo maanta ku beegan 24 bisha june 2017. Wargayska Daily Star ayaa ...
Warbixin: Ka Hor Alexandre Lacazette Waa Kuwee Shantii Xiddig Ee Ugu Qaalisanaa Kooxda Arsenal
- Jun 24, 2017
Kooxda Arsenal ayaa ku sii dhowaanaysa saxiixa weeraryahanka kooxda Lyon iyo xulka qaranka France ee Alexandre Lacazette xilli la filayo in todobaadka dambe la soo gaba-gabeeyo heshiiska uu ugu biirayo ...
Warbixin: Saxiixyada Ugu Qaalisan Ee ilaa Haatan Laga Sameeyay Suuqa Kala iibsiga
- Jun 24, 2017
Kooxaha ugu waaweyn yurub ayaa bilaabay in ay xoojiyaan kooxohooda iyaga oo la soo saxiixanaya xiddigo ay u arkaan qaar waxweyn ku soo kordhinaya xilli ciyaareedka dambe. Wali may bilaabmin horyaaladaa ...
Warbixin: Arsenal Oo Damacsan Qorshe Ay Mesut Özil iyo Alexis Sanchez Kooxda Ugu Sii Hayn Doonto Laakiin 9 Xiddig Oo Kooxda Ah Ayuu Saamayn Ku Yeelanayaa
- Jun 23, 2017
Kooxda Arsenal ayaa damacsan qorshe ay kooxda ugu sii hayn doonto xiddigaha Mesut Özil iyo Alexis Sanchez oo aanu mustaqbalkooda kooxda fadhiyin. Gunners ayaa isku diyaarinaysa in ay xagaagan iibiso 9 ...
Warbixin:Eden Hazard iyo Heung-min Son Oo Hogaaminaya Xiddigaha Seegi Doona Bilowga Xilli Ciyaareedka Premier League
- Jun 23, 2017
Waxa lagu jira xilliga xagaaga oo ay xiddigaha horyaalka Premier league ay ku raaxaysanayaan daafaha kala duwan ee adduunka si ay uga soo kabtaan daalkii xilli ciyaareedkii dabada dheeraa ee ...
Warbixin+Dib U Eegi: Mohamed Salah Oo Cirka Ula Baxay Weeraryahanada Liverpool Oo Dhan Kadib Is Bar-Bardhig Lagu Sameeyay Waxqabadkoodii Xilli Ciyaareedkii Hore
- Jun 21, 2017
Wargayska Daily Mirror ayaa shaaca ka qaaday wax qabadkii Xiddiga cusub kooxda Liverpool Ee Mohamed salah ee xilli ciyaareedkii dhamaaday ee kooxda Roma. Xiddigan ayaa la filayaa in uu saacdaha soo ...
Warbixin: Ronaldo,Hazard, Mbappe Iyo Veratti Oo Hogaaminaya Xiddigaha 100-ka Milyan Lagu iibsan Karo Xagaagan Laakiin Midkee Ugu Horayn Doona?
- Jun 21, 2017
Waxa hubaal ah in xagaagan la dhigi doono taariikh cusub oo dhanka suuqa kala iibsiga ah xilli ay jiraan xiddigo qaab ciyaareed fiican soo bandhigay oo laga doonayo kooxohooda. Xagaagii hore ...
Warbixin: Ronaldo,Bale Iyo Asensio Oo Hogaaminaya Xiddigaha Lacagta Waalida Ah Lagu Jabin Karo Heshiiskooda
- Jun 21, 2017
Wargayska Marca ayaa shaaca ka qaaday warbixin ka hadlaya xiddigaha ugu qaalisan adduunka marka laga hadlayo lacagaha lagu iibsan karo. kooxaha ayaa inta badan marka ay xiddiga heshiis ka saxiixdaan heshiiska ...

Next Page »

.

.

%d bloggers like this: