Warbixinada Ugu Xiisaha Badan

WARBIXIN: Ka Hor Inta Uuna Javier Hernandez Ku Soo Laaban Garoonka Old Trafford, Wax Ka Baro 5 Xiddig Oo Dib U Ugaarsaday Kooxdoodii Hore

Weeraryahanka xulka qaranka Mexico iyo kooxda West Ham ee Javier Hernandez ayaa maanta dib ugu soo laabanaya garoonka Old Trafford isaga oo difaacaya maaliyada kooxda

Continue Reading »

Qeybta Warbixinada Ugu Xiisaha Badan

WARBIXIN: Daily Mail Oo Shaaca Ka Qaaday Lacagta Ay Ku Fadhido Shaxda Uu Jose Mourinho Kaga Hor Iman Karo Kooxda West Ham

Wargayska Daily Mail ayaa shaaca ka qaaday lacagta ay ku fadhido shaxda la filayo in uu tababare Jose Mourinho ku soo galo kulanka West Ham

Continue Reading »

Warbixinada Ugu Xiisaha Badan Archives

WARBIXIN: Lacagta Uu Paulinho Ugu Biirayo Kooxda Barcelona Oo Ay Todoba Kooxood Ka Faa,iidayaan
- Aug 13, 2017
Kooxda Barcelona ayaa ku sii dhowaanaysa saxiixa xiddiga khadka dhexe ee xulka qaranka Brazil ee Paulinho kadib markii ay kooxda Barcelona ogolaatay in ay bixiso lacagta 40-ka Milyan oo euro ...
WARBIXIN: Wax Walba Oo Aad Uga Baahantahay Taariikhda Super Cup-ka Spain Ee Kulamadii Ugu Dambeeyay
- Aug 13, 2017
Waxa caawa daaha laga qaadi doonaa kulankii lugtii 1-aad ee koobka Super cup-ka Spain kaas oo ka dhici doona garoonka Nou Camp kaas oo dhex mari doona kooxaha xafiiltanka weyn ...
Hordhac: Barcelona Vs Real Madrid: Los Blancos Camp Nou Oo Ay Ku Badiso Kulan Super Cup Ah 1990 Ayaa Ugu Dambaysay
- Aug 13, 2017
Indhaha taageerayaasha Adduunka ayaa caawa u jeedsan doona garoonka Camp Nou halkaas oo ay ka dhici doonto kulanka El Clásico kana tirsan lugtii 1-aad ee Super cup-ka Spian. Kooxda Real Madrid ...
Hordhac: Man United Vs West Ham: Jose Mourinho Oo Hubkiisa Cusub Ku Tijaabin Doona Hummers
- Aug 13, 2017
Kooxda Man United ayaa garoonkeeda ku soo dhowayn doonta kooxda West Ham kulan ka mid ah kulamada ugu adag furitaanka horyaalka Premier league. United oo ku haysan saxiixyo cusub ayaa doonaysa ...
WARBIXIN: Real Madrid Oo Go,aan Kama Dambays Ah Ka Gaartay Mustaqbalka BBC
- Aug 12, 2017
Kooxda Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa in aanay wax weeraryahan ah la soo saxiixan doonin xagaagan kadib markii ay qiratay in looga adkaaday saxiixa xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda ...
WARBIXIN: Lionel Messi Oo Kooxdiisa U Tilmaamay Laba Xiddig Oo Ay Badal Uga Dhigaan Neymar
- Aug 12, 2017
Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa kooxdiisa u sheegay in ay lacagtii ay Neymar ka heleen ku soo xero galiyaan xiddigaha Dele Alli iyo xiddiga weerarka ...
Hordhac: Chelsea Vs Burnley: Blues Oo Bilaabanaysa Difaacashada Horyaalka Premier League
- Aug 12, 2017
Garoonka Stamford Bridge ayaa marti galin doona kulan dhex mari doona kooxda chelsea iyo Burnley kulan ka tirsan kulanka ugu horeeya horyaalka premier league xilli ciyaareedka labada kooxood. Chelsea ayaa garoonka ...
Hordhac:Brighton & Hove Albion Vs Man City: Ciidanka Tababare Guardiola Oo Bilaabanaya Xilli Ciyaareed Cusub Iyo Rajo Cusub
- Aug 12, 2017
Kooxda Man City ayaa u safraysa garoonka kooxda Brighton iyada oo ciyaari doonta kulankeedii ugu horeeyay ee horyaalka Premier league xilli ciyaareedkan. Man City ayaa doonaysa in ay guul ku bilaabato ...

« Previous PageNext Page »

.





=




=



.




%d bloggers like this: