Wararka Siyaasadda

Katrina Kaif Oo Bajaqnimadeeda Ku Soo Bandhigtay Instagram-ka, Goorma Ayaana La Daawanayaa Filimkeeda Cusub Ee Jagga Jasoos

Katrina Kaif ayaa barteeda instagram waxa ay soo dhigtay muuqaal iyada oo sameyneysa jimicsiga jirka.

Qeybta Wararka Siyaasadda

WAR DEG DEG AH: Dagaal laga cabsi qabo in uu ka qarxo magaalada Gaalkacyo

Dagaal u dhaxeeya Puntland & Galmudug ayaa cabsi laga qabaa in uu ka qarxo gudaha magaalada Gaalkacyo, ka dib markii ay Galmudug diiday dhismaha iyo

Continue Reading »

Wararka Siyaasadda Archives

DEG DEG: Madaxweynaha Puntland oo ku sii jeeda Muqdisho & Ujeedada Socdaalkan.
- Apr 13, 2017
Madaxweynaha maamulka Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ku sii jeeda magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya, ka dib markii ay dawladda Faderaalku iskugu yeertay Hogaamiyaasha dawladaha xubnaha ka ah ...
WAR DEG DEG AH: Golaha Xukuumada DF S oo maanta xilalka ka qaadaya Agaasimayaal guud+MAGACYADA
- Apr 13, 2017
Golaha Xukuumada ayaa maanta meelmarin doonaan Agaasimayaal cusub oo la magacaabay, halka shaqada laga ceyriyey xubno lagu helay musuqmaasuq iyo wax isdaba marin baahsan. Xogta ayaa sheegaysa  in shaqsiyaadka la ceyrin ...
XOG MUHIIM AH: Maxay DF Soomaaliya ka filaysaa Dawladda Imaaraatka Carabta, Maxaase socda hadda?
- Apr 10, 2017
Madaxweynaha dawladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraatka Carabta oo uu iskaashigooda diblumaasiyadeed xumaa maalmihii ugu dambeeyey, markii ay Imaaraatku heshiisyo lagaleen Puntland ...
LA OGAADAY: Yaa ka dambeeyey weerarkii xalay lagu qaaday Ciidamada Imaaraatka ee Muqdisho? Yaase amarka bixiyey?
- Apr 10, 2017
MUQDISHO 10 April 017 Dagaal ayaa xalay ka dhacay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya, kaas oo dhexmaray ciidamada Nabadsugida & Sirdoonka dawladda Faderaalka ee loo yaqaano NISA ...
WAR CUSUB: RW Kheyre oo maanta golihiisa Xukuumada ka saxiixaya arrimo xasaasi ah
- Apr 6, 2017
Golaha Xukuumada Faderaalka ee Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulankoodii 2aad, kaas oo ku soo beegmay xili ay la wareegeen Wasaaraddaha loo magacaabay todobaadyo ka hor, waxaana muuqata in ay hadda ...
XOG XASAASI AH: Madaxdii ugu badneyd ee kasocota Puntlannd oo Imaaratka kusugan & PTIMES oo xog ka heshay
- Apr 6, 2017
Madaxda ugu sareysa dawladda Puntland, gaar ahaana Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Gudoomiyaha baarlamaanka Axmed Cali Xaashi iyo xubnihii ugu badnaa ee golaha Xukuumada ayaa kusugan dalka Imaaraatka Carabta, halkaas ...
XOG MUHIIM AH: Somaliland oo dalab xasaasi ah u gudbisey Madaxda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya!
- Apr 5, 2017
Warar hoose ayaa sheegaya in Madax katirsan maamulka Somaliland ay u gudbiyeen Madaxda ugu sareysa dawladda Faderaalka Soomaaliya codsi la xariira in aan laga hadlin heshiisyada Iskaashi ee dhexmaray Somaliland ...
UPDATE+SAWIRRO: Faahfaahin kusaabsan khasaaraha ka dhashay Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho
- Apr 5, 2017
Laamaha Amniga ee dawladda Faderaalka Soomaaliya ayaa xaqiijiyey geerida in ka badan 5 qof oo ay ku jiraan ciidamo katirsan laamaha Amniga, ka dib markii uu qarax ka dhacay magaalada ...

.

.

%d bloggers like this: