Wararka Maanta

Rasmi: Kooxda Levante Oo Dib Ugu Soo Laabatay Horyaalka La Liga Imisa Xilli Ciyaareed Ayay Ka Maqnayd

Kooxda Levante UD ayaa noqotay kooxdii ugu horaysay ee ku soo laabatay horyaalka Heerka 1-aad ee horyaalka Spain ee La Liga inkasta oo ay 6

Continue Reading »

Qeybta Wararka Maanta

Hambalyo:Munich Oo Markii 27-aad Ku Guuleystay Hoyaalka Jarmalka ,Markii 5-aad Ee Isku Xigta Ayuu U Yahay

Bayern Munich ayaa ku guuleystay markii 27-aad taariikhooda horyaalka Jarmalka ka dib markii kulankoodii Wolfsburg ay ku garaaceen 6 gool oo nadiif ah . Kulankaas

Continue Reading »

Wararka Maanta Archives

Walee Milkiilayaasha Cusub Ee Milan Ma Kaftamayaan Waxa Ay Shaaciyeen Liiska Xiddiga Ay Xagaaga Doonayaan Xiddigo Waaweyn Ayaa Ku jira.
- Apr 29, 2017
Kooxda Ac Milan ayaa isku diyaarinaysa in ay xagaaga si fiican u xoojis kooxda marka suuqa kala iibsigu furmo xilli milkiilayaasha shiinuhu kooxda doonayaan in ay dib u soo celiyaan ...
Shaxda Barcelona Ee Kulanka Espanyol , MSN Ayaa Weerarka Jooga Xilli Mascherano Uu Keydka Fadhiyo.
- Apr 29, 2017
Barcelona ayaa kullan adag marti ugu ah kooxda Espanyol oo ay wada ciyaarayaan kullan La Liga ah Barca waxa ay baadi goobayaan in ay badiyaan si hogaanka ugu laabtaan maadaama Real ...
Dib U Eegid: Xaqiiqo Ronaldo Waa Boqorka Goolalka Ee Reer Yurub Imisa Gool Ayuu Dhaliyay?
- Apr 29, 2017
Weeraryahanka kooxda Real Madrid cristiano Ronaldo ayaa kooxdiisa ka caawiyay in ay guul ka gaarto kooxda Valencia kulan ka tirsan horyaalka La Liga. Kadib goolkii uu ka dhaliyay Valencia Cristiano Ronaldo ...
Dib U Eegid:Dani Carvajal Oo Noqday Quudiyaha Weeraryahanada Kooxda Ee BBC Imisa Gool Ayuu Ka Caawiyay
- Apr 29, 2017
Xiddiga daafaca uga ciyaara kooxda Real Madrid Dani Carvajal ayaa caawiye ka ahaa goolkii 1-aad ee ay kooxdiisu ka dhalisay kooxda Valencia ee uu dhaliyay weeraryahanka 1-aad ee kooxda Cristiano ...
Rasmi: Kooxda Sunderland Oo Goosatay Tigidh-keedii Horyaalka Heerka 2-aad Imisa Sano Ayay Premier League Joogtay
- Apr 29, 2017
Kooxda Sunderland ayaa dib ayaa si Rasmi ah dib ugu laabatay horyaalka heerka 2-aad ee England ee champship-ka kadib markii ay guuldaro kala kulantaya kooxda Bournemouth kulan ka tirsan horyaalka ...
Real Madrid Oo Guul Qaali Ah Ka Gaartay Valencia Xilli Los Blancos Si Ku Meel Gaar Ah U Fuushay Hogaanka Horyaalka La Liga
- Apr 29, 2017
Kooxda Real Madrid ayaa guul dirqi ah ka gaartay kooxda Valencia kulan ka dhacay garoonka kooxda Real Madrid ee Estadio Santiago Bernabeu kana tirsanaa todobaadkii 35-aad ee horyaalka La Liga. Kulanka ...
Daawo : Qaabkii Ronaldo Uu U Qasaariyay Rigoorada Ee Kulankii Valencia
- Apr 29, 2017
Marcelo ayaa bar bar dhac min hal gool ah ka bad baadiyay Real ka dib markii goolka guusha uu dhaliyay daqiiqadii 86-aad Ka hor goolkaas, Valencia ayaa bar bar dhaca keentay ...
Sergio Aguero Oo Walaac Ka Muujiyay Mustaqbalkiisa Man City Maxa Soo Kordhay?
- Apr 29, 2017
Weeraryahanka kooxda Man City Sergio Aguero ayaa walaac ka muujiyay mustaqbalkiisa kooxda Man City kadib markii uu dhaawac ka soo kacay xiddiga da,yarka ah ee reer Brazil Gabriel Jesus oo ...

« Previous PageNext Page »

.

.

%d bloggers like this: