Wararka Maanta

DIB U EEGID: Pep Reina & Pep Guardiola Inay Isku Koox Soo Noqdeen, Xidigaha Isku Wadanka Ah & Xogta Qarsoon Ee Xidigaha Kulanka Napoli Iyo Manchester City Caawa

Kooxda Manchester City oo bandhig wanaagsan ka sameeysey kubada cagta xilli ciyaareedkaan Pirmer League ayaa caawa wajaheysa kooxda Napoli oo iyada xitaa aan deb yar

Continue Reading »

Qeybta Wararka Maanta

XOGTA QARSOON: Luka Modric , Bale Oo Ka Hor Imaandoonaan Kooxdooda Hore , Ronaldo Iyo Tottenham & Ogaanshaha Xogta Qarsoon Ee Kulanka Tottenham Iyo Real Madrid.

Kooxaha Real Madrid iyo Tottenham ayaa caawa wada ciyaarayaan kulan ka tirsan Champipns League,waxana kulankaan loo badinayaa inuu noqondoono mid kamid ah kulamada ugu mhiimsan

Continue Reading »

Wararka Maanta Archives

CRISTIANO RONALDO VS HARRY KANE: Ka Hor Kulanka Labada Weeraryahan Ee Caawa Isku Dhegan Yaa Goolal Badan, Yaa Safasho Badan & Xog Kale..
- Oct 17, 2017
Kooxaha Real Madrid iyo Tottenham ayaa wada ciyaaridoonaan kulan ka tirsan Champions League caawa waana mid kamid ah kulamada todobaadkaan laga wada sugayo sababtoo ah kooxda Tottenham ayaa qaab ciyaareedka ...
WARBIXIN: Macalin Zidane & Real Madirid Oo Todobaad Adag Ku Jiraan Xidigaha Soo Laabteen & Hadala Heeynta Kulanka Tottenham & Real Madrid
- Oct 17, 2017
Kooxda Real Madrid ayaa todobaadkaan kulan xiiso badan la yeelaneysa kooxda Tottenham ,waxaana kooxda Real Madrid kulankaan laga doonayaa inay dooneyso inay sii wadato bandhiga qaab ciyaareedkeeda wanaagsan ee qaarada ...
7 Tallaabo Oo Aad Kaga Hortagi Karto Lacag Yarida Bisha Dabayaaqadeeda
- Oct 17, 2017
Mushaarkaaga bisha isla markiiba ma bixisaa? marka aad wax bixi bilowdo ma ka joogsan weydaa illaa aad ka dhameyso? Ma u aragta habka aad u maamusho mushaarkaaga billaha ah inuu ...
Hordhac: Real Madrid Vs Tottenham: Tottenham Ma Qaban Doontaa Shaqadii Ay Ku Fashilmeen Kooxaha Kale Ee Premier League, Guul-na Maka Soo Gaari Doontaa Bernabéu?
- Oct 17, 2017
Kooxda Real Madrid ayaa garoonkeeda Santiago Bernabéu ku soo dhawayn doonta kooxda Tottenham kulanka ugu xiisaha badan todobaadkan champions league. Real Madrid oo joogta garoonkeeda ayaa doonaysa in ay sii wadato ...
Hordhac: Man city Vs Napoli: Hogaamiyayaasha England Iyo Itlay Oo Isku Haleelaya Etihad Stadium
- Oct 17, 2017
Kooxda Man city ayaa garoonkeeda Etihad Stadium ku soo dhawayn doonta kooxda Napoli kulan ka tirsan Champions league kulankiiisii 3-aad. Man city ayaa isha ku haysa in ay gaarto guusheedii 3-aad ...
Hordhac: Maribor Vs Liverpool: Xiddigaha Jurgen Klopp Oo Raadinaya Guushoodii Ugu Horaysay Ee Champions League Xilli Ciyaareedkan
- Oct 17, 2017
Kooxda Liverpool ayaa la ciyaari doonta kooxda Maribor kulan ka tirsan champions league kulankiisii 3-aad xilli ay isha ku haysa in ay guul kala timaado Slovenia. Reds ayaa raadinaysa guusheedii ugu ...
Juan Mata Oo Iska Diiday Heshiis Cusub Oo Uu Mushahar Waali Ah Uga Qaadanayo United & Sababta Uu U Diiday
- Oct 16, 2017
Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Man United ee Juan mata ayaa lagu soo waramayaa in uu United ka diiday dalab heshiis cusub ah oo ay xiddigan miiska u sartay. United ayaa ...
Arsenal Oo Badalka Alexis Sanchez Ka Heshay Ac Milan, Xiddig Cajiib Ah Ayay U Dhaqaaqaysaa Janaury
- Oct 16, 2017
Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay isku diyaarinayso in ay u dhaqaaqdo weeraryahanka kooxda Ac Milan ee André Silva marka la gaaro suuqa January si ay badal uga ...

Next Page »

.




.




%d bloggers like this: