Uncategorized

XOG: Ma Lasocotaa In Goolhaaye Buffon Uu Ahaan Lahaa Real Madrid Haddii Ay Arintaan Dhici Lahayd 2006

Real MAdrid iyo Juventus ayaa wada ciyaaridoonaan Finalka Champions League waxaana kooxda Real MAdrid ay damacsan tahay inay meel wanaagsan ka gaarto Tartankaan. Sheekada xiisaha

Continue Reading »

Qeybta Uncategorized

Muuqaal : Qaabkee Ayay Ciyaartooyda Chelsea Ugu Dabaal Dageen Horyaalka Ay Qaadeen , Costa Ayaa Ugu Darnaa

Chelsea ayaa xalay ku guuleystay horyaalka Ingiriiska xilli weli ay u harsan yihiin kulamo . Waxa ay hal gool uga badiyeen kooxda ay martida u

Continue Reading »

Uncategorized Archives

KADIB KULANKA: Isco, Cristiano Ronaldo, Sergio Ramos, Zidane & Dareenka Qaar Kamid Ah Xidigaha Kooxda Real Madrid
- May 11, 2017
Kooxda Real Madrid ayaa gaartay Finala Champions League kadib markii xaley ay guul muhiim ah ka gaareen kooxda Atletico Madrid ,waxaana kulankaas uu ahaa kulan muhiim ah maadaama kooxda Real ...
LABA DARAN MID DOORO: Daafaca Looga Doonista Badan Yahay Bundesliga Oo Dalabandoona Arsenal Ama Manchester City Todobaadka Soo Socda
- May 5, 2017
Kooxda Arsenal ayaa doamacsan inay soo qaadato daafaca kooxda Schalke Sead Kolasinac waxay rabaan inay kusoo jiitan mushaarka todobaaadlaha oo ay uga dhigeen £119,000. Kolasinac ayaa saftay 39 kulan tartamada oo ...
Gylfi Sigurdsson Oo Ka Inkaarsaday Jose Mourino , Bareejada Oo Wali Socota & Laba Daafac Oo Muhiim U Ah Manchester United Oo Dhaawacmeen
- Apr 30, 2017
Waxa wali socda musalsalka bareejada ee kooxda Mancehster United kadib markii ay kulan kale bareejo galeen waxaana ay wajeheen Swansea City Mancehster United ayaa kulan xiiso badan kula ciyaartay garoonka Swansea ...
DIB U EEGID: Haddii Uu Ancelotti Ku Guuleeystay Bundesliga , Ogoow Waxa U Sameeyey Thomas Tuchel Oo Aan Ka Dhicin Germany
- Apr 30, 2017
Kooxda Bayern Munich ayaa xaley ku guuleeysatay tartanka Bundesliga waxaana ay qaaday markii shanaad oo xiriir ah. Sidoo kale kooxda Macalin Carlo Ancelotti ayaa noqday macalinkii ugu horeeyey ee afar kamid ...
DHAGEYSO: Wararka Maanta Ugu Waa Weeyn Kubada Cagta & Hadal Heeynta Wargeesyada England (FADLAN ARAGTIDAADA WAA MUHIIM)
- Apr 27, 2017
ASC, Barqo wanaagsan dhamaan aqristiyaasha shabakada kooxd.com kusoo dhowaada wararka maanta ugu waa weeyn dhanka suuqa kala iibsiga ciyaartooyda. Warbixintaan waxaa ay soo koobeysaa waxyaabaha ay Wargeesyada England ka yiraahdeen kubada ...
Arsenal Oo Guul Dahabi Ah Ka Gaartay Kooxda Leiceter City Iyo Gunners Oo Soo Noolaysay Rajadeeda 4 Kooxood Ee Ugu Sareeya Horyaalka
- Apr 26, 2017
Kooxda Arsenal ayaa kulan xiiso leh garoonkeeda Emirates kula ciyaartay kooxda Leiceter city kulan ka tirsan horyaalka Premier league oo baaqi u ahaa labadan kooxood. Kulanka ayaa ahaa mid aad u ...
HORDHACA Arsenal VS Manchester City: Guardiola & Wengar Oo Bil Gudeheeda Markale Dagaalamidoonaan (Semi Final-ka FA Cup-ka)
- Apr 23, 2017
Kooxaha Arsenal iyo Manchester City ayaaa ku kulmidoonaa Semi Final-ka tartanka FA Cup-ka ,waxaana kulankaan uu ka dhicidoonaa garoonka Wembley waxaana laga doonayaa labada kooxood inay soo bandhigaan qaab ciyaareed ...
SHEEKO XASAASI AH: Diirada Uma Saarneeyn Klopp Balse Waxaa Macquul Ah In Liverppool Ay Gacanta Ku Dhigta Mid Kamid Ah Xidigaha Aan Ku Qanacsaneeyn Arsenal
- Apr 16, 2017
Macalinka kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa lagu xamanayaa inuu soo qaadandoono mid kamid ah xidigaha kooxda Arsenal waxase la is weydiinayaa lacagta uu ciyaaryahankaa kusoo qaadandoono. Alex Oxlade-Chamberlain oo kamid ah ...

« Previous PageNext Page »

.

.

%d bloggers like this: