Wararka Maanta

TAXANAHA PREMIER LEAGUE:-  Kulamadii Horyaalka Laga Ciyaaray Usbuucan, Rikoorada La Diiwaan Geliyay, Shaxdii Kooxda Ugu Fiicneyd Usbuucan Ee BBC Sport Iyo Dhacdooyin Kale Oo Xiiso Leh

Asalaamu Caleykum Waraxmatullaahi Tacaallaa Wabarakaatu. Akhristayaasha sharafta lahoow kusoo dhawaada barnaamijkeenii usbuuclaha ahaa ee TAXANAHA PREMIER LEAGUE oo aan idinla socodsiin jirnay isniin kasta oo la ciyaaro kulamada horyaalka Ingiriiska oo hawada dib ugu soo noqday. Barnaamijkan ayaanu aalaaba ku…