Taxanaha Bar/Ingiriiska

TAXANAHA PREMIER LEAGUE:- Farxadii Liverpool, Niyad Jabkii Arsenal, Shaxda Kooxdii Xilli Ciyaareedkan Ugu Fiicanneyd EPL, Maca Salaameyntii John Terry Iyo Dhacdooyin Xiiso Leh

Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu Akhristayaal Meel Walba oo aad ku suganyihiin waa Mustafe Atam iyo Barnaamijkii usbuuclaha ahaa ee TAXANAHA PREMIER LEAGUE. Barnaamijkan ayaad aalaaba

Continue Reading »

Qeybta Taxanaha Bar/Ingiriiska

TAXANAHA PREMIER LEAGUE: Dabaal Degii Chelsea, Hull City Oo Maca Salaamaysay Horyaalka Heerka Koowaad, Taageerayaasha Arsenal Oo Soo Dhaweeyay Europa League, Rikooradii Laga Diiwaan Geliyay Horyaalka Usbuucan, Afar Tababare Oo Horyaalka Hantay Xilli Ciyaareedkoodii Koowaad Iyo Hal-xiraalaha Usbuuca

Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu Akhristayaal Meel Walba oo aad ku suganyihiin waa Mustafe Atam iyo Barnaamijkii usbuuclaha ahaa ee TAXANAHA PREMIER LEAGUE. Barnaamijkan ayaad aalaaba

Continue Reading »

Taxanaha Bar/Ingiriiska Archives

Tottneham Oo Barcelona U Qarin Qiimaha Ay Ku Fasixi Karaan Walker Balse Waa Mid Caajis Ku Ridaya Reer Camp Nou
- Feb 23, 2017
Warar ay qorayaan saxaafadda Ingiriiska ayaa sheegaya in kooxda Tottenham ay sharuud adag ku xireen kooxda Barcelona oo aad uga dooneysa saxiixa garabkooda middig ee Walker Barcelona ayaa baadi goobeysa badelka ...
Taxanaha Premier League: Faaqidaada Kulamadii Todobaadka, Dabaqa Sare Iyo Kan Hoose Ee Kala Sarraynta Horyaalka, Rikoorada Diiwaan-ka Galay , Faahfaahiinta Goolasha Rooney, 2-dii Ugu Fiicnaa Iyo 2-dii Ugu Xumaa Saxiixyada Chelsea 10-kii Sano Ee U Danbaysay
- Jan 23, 2017
Assalaamu calaykum akhristayaasha sharafta leh meel kasta oo aad ku sugantihiin waa isniin kale iyo barnaamijkeennii Taxanaha Premier League oo si todobaadle ah uga baxa Website-keenna wararka ciyaaraha ee kooxda.com Barnaamijkan ...
Taxanaha Premier League: Falanqaynta Kulmadii Todobaadka, Rikoorada Ilaa Haatan La Diiwaan Geliyey, Jadwalka Kala Sarraynta Horyalka,Halkee Lakala Marayaa Tartanka Gooldhalinta PL, 5 Qodob Oo Rooney Ka Dhigaya Halyeey Manchester Ah Iyo Qodobo Kale Oo Xiiso Badan.
- Dec 12, 2016
Assalaamu calaykum akhristayaasha sharafta leh meel kasta oo aad ku sugantihiin waa isniin kale iyo barnaamijkeennii Taxanaha Premier League oo si todobaadle ah uga baxa Website-keenna wararka ciyaaraha ee kooxda.com ...
Taxnaha Premeir League: Falanqaynta Kulamadii Todobaadka,Rikooradii Todobaadkan, 5 Cashar Oo Aynu Baranay, Jadwalka Kala Sarraynta Horyaalka,10-ka Weeraryhan Ee Ugu Fiican Taariikhda Horyaalka Iyo Qodobo Kale Oo Xiiso Badan.
- Dec 2, 2016
Bismillaah. Assalaamu calaykum akhristayaasha sharafta leh ee kooxda.com waa isniin kale iyo barnaamijkeenni xiisaha lahaa ee TAXANAHA PREMIER LEAGUE .  Barnaamijkaan ayaanu  sida caadada ahba ku falanqaynaa  kuna soo qaadannaa warar iyo qodobo xiiso ...

.





=




=



.




%d bloggers like this: