Spain

Barcelona Oo Ku Dhow In Ay Ku Dhawaaqdo Saxiixeedii Ugu Horeeyay Ee Xagaaga

Kooxda Barcelona ayaa ku sii dhowaanaysa in ay ku dhawaaqdo saxiixeeda kobaad ee xagaagan iyada oo ku dhow saxiixa xiddiga khadka dhexe uga ciyaara kooxda

Continue Reading »

Qeybta Spain

Warbixin: Shan Xiddig Oo Haatan Ka Qayb Galay Koobka Da,yarka Oo Ay Real Madrid U Dhaqaaqi Karto Adeegooda

Kooxda Real Madrid ayaa ugaarsi ugu jirta xiddigo kooxda horay u wada mustaqbalka dhow iyada oo daawadaal u dirtay tartanka koobka europe ee da,doodu tahay

Continue Reading »

Spain Archives

Hal Arin Oo Kooxda Barcelona Ka Hor Istaagi Kara Saxiixa Paulinho Tababare Scolari Ayaa Sharaxay
- Jun 26, 2017
Tababaraha kooxda Guangzhou Evergrande Luiz Felipe Scolari ayaa shaaca ka qaaday halka Arin ee kooxda Barcelona ka hor istaagi kara saxiixa xiddiga khadka dhexe ee xulka qaranka Brazil ee Paulinho. Barcelona ...
Liverpool Oo Xiriir La Samaysay Kooxda Barcelona Waxa Ay U Sheegeen Qiimaha Ay Uga iibinayaan Coutinho Si Lacagaha Ka Soo Gala Ugu Dhaqaaqaan Halkan Xiddig
- Jun 26, 2017
Kooxda Liverpool ayaa lagu soo waramayaa in ay xiriir la samaysay kooxda Barcelona si ay ugu sheegto qiimaha ay uga iibin doonto xiddiga khadka dhexe uga ciyaara kooxda ee Philippe ...
Xasaasi: Xiddig Horay U Soo Xirtay Maaliyada Barcelona Oo Diyaar U Ah In Uu Ku Biiro Real Madrid
- Jun 26, 2017
Wararka Laga helayo dalka England ayaa sheegaya in Kooxda Real Madrid ka fikirayso in ay u dhaqaaqdo saxiixa weeraryahanka xulka qaranka Spain iyo Kooxda Malaga ee Sandro Ramírez. Wargayska The Sun ...
Barcelona Oo Saacadaha Soo Socda Dalab Rasmi Ah Ka Gudbin Doonta Marco Verratti Imisa Ayay U Diyaarisay?
- Jun 26, 2017
Kooxda Barcelona ayaa lagu soo waramayaa in ay diyaarinayso dalabkeedii ugu horeeyay ee ay ku doonaysay xiddiga khadka dhexe ee xulka qaranka Italy iyo kooxda Paris Saint-Germain ee Marco Verratti ...
Hal Arin Oo Barcelona Ku Qasbi Karta In Ay Dib Ugu Laabteen Wadahadaladii LiverpoloAy Uga Doonayeen Coutinho
- Jun 26, 2017
Wargeyska AS ayaa daboolka ka qaaday in Barcelona ay isku dayayaan in ay dar dar giliyaan wadahadallo ay la galaan Liverpool haddii ay dhacdo in ay ku soo fashilmaan baacsiga ...
Kedis : Barcelona Oo Xiddig Qadka Dhexe Ah Ka Dlooneysa Real Madrid ,Waliba Xagaagaan Ayay Kaga Dhagan Tahay .
- Jun 26, 2017
Ilo wareedyo saxaafadda Spain ay qorayaan ayaa sheegaya in kooxda Barcelona doonayaan in ay dalab ka geeyaan qadka dhexe kooxda Real ee Mateo Kovačić Laacibkaas ayaa ka niyad jabsan Real sababo ...
Getafe Oo Ku Soo Laabatay Horyaalka Spain , Imisa Sano Ayay Ka Maqnaayeen?.
- Jun 25, 2017
Kooxda Getafe CF ayaa  ku soo laabatay horyaalka La Lighaa ka dib markii ay heerka labaad u dhaa-dheceen xilli ciyaareedkii 2015/2016-ka Kooxda Tenerife ayay sedex gool iyo hal uga badiyeen waxa ...
Miyuu Waashay: Marco Verratti Oo Shardi Waali Ah Oo Aan Macquul Ahayn Ku Xiray PSG Hadii Ay Doonayaan In Uu Sii Joogo
- Jun 24, 2017
Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Paris Saint-Germain Marco Verratti Ayaa shardi waalan ku xiray kooxdiisa Paris Saint-Germain Hadii ay doonayaan in uu kooxda sii joogo xilli ciyaareedka dambe. 24 jirkan reer Italy ...

« Previous PageNext Page »

.

.

%d bloggers like this: