Spain

Tartanka Kubadaha Deelka Ah: Liverpool Iyo Real Madrid Ayaan U Jeedaa! Waa Kuwee Shanta Kooxood Ee Dhaliyey Kubadaha Qalooca Shanta Horyaal Ugu Waa Wayn.

Kooxda Monaco ayaa hogaanka u qabatay kooxda ugu badan ee xilli ciyaareedkaan dhaliyey goolasha ugu badan kubadaha soo qaloocma ee soomlidu u taqaan “Deelka” ama

Continue Reading »

Qeybta Spain

Whispers: Dimitri Payet, Goncalo Guedes, Lion Bailey Iyo Dhamaan Tobanka Xidig Ee Loogu Hada.Haynta Badanyahay Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda Fiidnimadan Caawa Ah

Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ayaa wali furan waxaana jira xidigo kala duwan oo kooxo badan xiiseynayaan. Haatana waxaanu idiin soo tabin xibintii aad aalaaba nooga

Continue Reading »

Spain Archives

Wargeysyada: Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Laga Qoro Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda
- Jan 24, 2017
Suuqa kala iibsiga qaboobaha ayaa wali furan waxaana jira xidigo badan oo lala xiriirin kooxo kala duwan. Haatana waxaanu idiin soo tabin xubintii xiisaha badneyd ee Wargeysyada iyo waxyaabihii ugu danbeeyay ...
Inkaarta Dhaawacyo Oo Weli Baacsaneysa Real, Xiddig Kale Ayaa Dhaawac Ugu Sii Laabtay
- Jan 24, 2017
Dhibaato ayaa soo wajahday Real Madrid taasi oo gabi ahaanba bur burisay qorshayashii tababare Zidane waxaana ka mas`uul ah James Rodríguez Wargeyska AS ayaa sheegaya in James Rodríguez uusan maanta ka ...
Warbixin: Goorma Ayuu Xirmayaa Suqa Kala Iibsiga Bishan Janaayo? Halkaan Ka Ogoow Macluumaad Badan Oo Aad Uga Baahntahay Suuqan Qaboobaha
- Jan 24, 2017
Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee qaboobaha ayaa bishan janaayo furan wuxuuna wali sii furnaan doonaa dhawrka maalin ee ka hadhsan bishan dhamaadka ah. Kooxda.com ayaa kuu haysa macluumaad aad uga baahantahay ...
Macallinka Kooxda Sevilla Ee Jorge Sampaoli Oo Sheegay In Uu Dalab La Helay Koox Weyn Oo Ingiriiska Ka Hor Intii Aanu Go’aansan Inuu Layliyo Sevilla.
- Jan 24, 2017
Macallinka Kooxda horyaalka La Liga ee Sevilla ninka reer Chile Jorge Sampaoli ayaa sheegay in uu dalab ka helay kooxda Premier leagu ee Chelsea ka hor intii aanu soo gaadhin ...
BURHAANTA RAMOS: 11 Kulan , 6 Gool & Sergio Ramos Oo Ka Goolal Badan Weeraryahano Waa Weeyn(Rooney, Neymar, Verdy, Bale, Benzma, ,,,,,,
- Jan 24, 2017
Daafaca kooxda Real Madrid Sergio Ramos ayaa xilli ciyaareedkaan lasoo baxay bandhig cajiib ah kulamada kooxdiisa ay dheeshay xilli ciyaareedkaan.
Jaceylkii Ronaldo Iyo Madrid Oo U Muuqda Mid Sii Jilcaya , Maxaa U Sabab Ah ?.
- Jan 24, 2017
The Madrid Press ayaa soo daabacday warbixin ay ku sheegeen in awooddii Ronaldo uu ku lahaa Real Madrid ay sii liicayo Ronaldo ayaan soo bandhigin heer ciyaareed lagu qanco kulankii Malaga ...
War Cad : Ivan Rakitić Oo Cadeeyay Waxa Uu Ka Damacsan Yahay Mustabqalkiisa Kooxda Barcelona
- Jan 24, 2017
Qadka dhexe kooxda Barcelona ee Ivan Rakitić ayaa si cad uga hadlay mustaqbalkiisa kooxda Barcelona oo warar kala duwan tilmaamayaan in uu baxayo marka xili ciyaareedka uu u dhamaado Waxa uu ...
Mucjisada Yurub: Hadii Mustafi Mucjiso Ka Dhigtay Premier League Iyo Arsenal, Daafaca Madoow Ee Samuel Umititi Oo Wax Kale Ka Wada Barcelona Iyo La Liga, Kaalay Adigu Na Garaac!!!
- Jan 24, 2017
Waxaa lala yaaban yahay in laga badin la'a yahay oo bal xataa dhinac loo legdi la'a yahay daafaca Arsenal ee Mustafi ayaa hadana sheeko kale kasoo baxday La Liga iyo ...

Next Page »