Qiimeynta ciyaartoyda

Waa Sidee Qiimeynta Xidigaha Man City Kulankii Everton 4:0 Manchester City, Kumaa Ugu Liitay?

Kooxda Manchester City ayaa musiibo aad u xun kala soo laabatay Goodison Park kadib markii ay afar gool oo aan celis laheyn qaabileen. Waxaanu markana

Continue Reading »

Qeybta Qiimeynta ciyaartoyda

Qiimeynta Xidigaha Chelsea Kulankii Ay King Power Ku Xasuuqeen Leicester City; Kumaa Ahaa Shumaca Garoonka?

Kooxda Chelsea oo dhigooda Leicester City ku booqatay King Power Stadium ayaa guul weyn soo gaadhay kadib markii ay sadex gool iyo waxba ku kala

Continue Reading »

Qiimeynta ciyaartoyda Archives

Qiimeynta xidgaha Arsenal Kulankii Ay Liberty Stadium Ku Xaaqeen Swansea City, Kukaa Ahaa Libaaxa Garoonka?
- Jan 14, 2017
Kooxda Arsenal ayaa afar gool oo aan waxba lagasoo bogin ku dubatay dhigeeda Swansea waliba iyada oo marti ugu ah Liberty Stadium. Kooxda Arsenal ayaa goolasheeda uga mahad celinaysa xidigaheeda Olivier ...
Qiimeynta Xidigaha Chelsea Kulankii Ay Sida Xun U Xasuuqeen Peterborough
- Jan 8, 2017
Kooxda Chelsea ayaa Stamford Bridge ku xasuuqday dhigeeda Peterborough kulan ka tirsan wareegii 3aad ee tartanka FA Cupka.   Goolasha ay The Blues ku kala goosteen Peterborough ayay u kala ansixiyeen Pedro(2), ...
Qiimeynta Ciyaartoyda Liverpool Kulankii Ay Barbar Dhaca La Galeen Plymouth
- Jan 8, 2017
Kooxda Liverpool ayaa barbaro goolal la'aan ah la gashay dhigeeda Plymouth kulan ka tirsan wareegii 3aad ee FA Cupka.   Wiilasha Jurgen Klopp ayaa markii 5aad gurigooda barbaro goolal la'aan ah ku ...
Qiimeynta Xidigaha Arsenal Kulankii ay Guusha Soo Laabashada Ah Ka Gaareen Preston, Yaa Ahaa Xidiga Ugu Wanaagsan Garoonka?
- Jan 7, 2017
Kooxda Arsenal ayaa goor dhaweyd marti u aheyd dhigeeda Preston North end kula ka tirsanaa wareegii 3aad ee tartanka FA Cupka.   Arsenal ayaa guul lasoo laabatay kulankan iyaga oo 2:1 kaga ...
Mane, Mahrez Iyo Aubameyang Oo Hogaaminaya Shaxda Sannadka Xiddigaha Qaarada Africa.
- Jan 6, 2017
Koobka Waramada Africa ayuu keliya wakhti iyo geeriyi inaga xigtaa inuu ka bilaabmo wadanka Gabon oo koobkaas marti gelintiisa lagu sharfay waxaana  run ahantii ka qayb galaya xiddigo dunida magac ...
Qiimeynta Xidigaha Manchester United Kulankii Ay Muquuniyeen West Ham United
- Jan 2, 2017
Kooxda Manchester United ayaa 2:0 ku muquunisay dhigeeda Manchester United kulan ka tirsanaa wareegii 20aad ee horyaalka.   Kulankan ayaa ahaa midkii ugu horeeyay oo ay sanadka cusub ciyaarto kooxda Manchester United ...
Qiimeynta Ciyaartoyda Manchester City Vs Burnley Kulankii Ciidanka Guardiola Sadexda Dhibcood Qaateen
- Jan 2, 2017
Toban xidig oo Kooxda Manchester City ah ayaa sadex dhibcood oo xalaal.ah ka qaatay naadiga Burnley kulan ah marti ku ahaayeen Etihad Stadium.   Man City ayaa sidii la filayay guuldaradii xanuunka ...
Qiimeynta Xidigaha Arsenal Kulankii Ay Guusha Ka Gaareen Crystal Palace, Kumaa Ahaa Libaaxa Garoonka?
- Jan 1, 2017
Kooxda Arsenal ayaa caawa sanadka cusub ugu dabaal degtay guul muhiim ah iyaga oo sidoo kale kasoo kicitamay booska 4aad ee kala aareynta horyaalka iyaga oo sare u fuulay booska ...

« Previous PageNext Page »

.

.

%d bloggers like this: