Qiimeynta ciyaartoyda

Qiimeynta Xidigaha Arsenal Kulankii Ay Hull City Garaaceen, Kumaa Ahaa Shumaca Garoonka?

Kooxda Arsenal ayaa labo gool oo nadiif ah kaga talaabsatay dhigeeda Hull City kulan goor dhaweyd kusoo idlaaday Emirates Stadium. Sidii aad aalaaba nooga barateen

Continue Reading »

Qeybta Qiimeynta ciyaartoyda

Qiimeynta Xidigaha Manchester United Kulankii Ay Xasuuqeen Dhifooda Leicester City, Kumaa Ahaa Shumaca Garoonka?

Kooxda Manchester United ayaa xasuuq ba’an u gaysatay dhigeeda Leicester City kulan ka tirsan wareegii 24aad ee horyaalka ingiriiska. Xasuuqa ay Man United u gaysatay

Continue Reading »

Qiimeynta ciyaartoyda Archives

Qiimeynta Xidigaha Liverpool Kulnakii KCOM Stadium Lagusoo Dibtay Caawa, Kumaa Ugu Liiitay?
- Feb 4, 2017
Kooxda Liverpool ayaa caawa shaarubaha dhulka loogu xiray akdib kulan 2:0 lagu muquunihay oo ka dhacay KCOM Stadium. Haatana kooxda.com ayaa idiin soo tabin xubintii xiisaha badneyd ee qiimeynta ciyaartoyda. Mignolet -5 ...
Qiimeynta Xidigaha Liverpool Kulankii Guuldarada Xanuunka Badan Ka Gaadhay Wolves
- Jan 28, 2017
Kooxda Liverpool ayaa guuldaro xanuun badan ka qaabishay dhigeeda Wolverhampton Wenderers kuwaasi oo marti ku ahaa Anfeild. Tababare Jurgen Klopp ayay musiibo haysataa kadib sadex kulan oo xiriir ah oo uu ...
Qiimeynta Xidigaha Chelsea Kulankii Ay Guusha Ka Gaareen Hull City, Yaa Ahaa Shumaca Garoonka?
- Jan 22, 2017
Kooxda Chelsea ayaa caawa guul nafis ah ka gaartay dhigeeda Hull City oo booqasho ku timid Stamford Bridge. Haatana waxaanu idiin soo tabin xubintii xiisaha badneyd ee qiimeynta ciyaartoyda. Qimeyntu sidaad ogtihiinba ...
Qiimeynta Xidigaha Arsenal Kulankii Ay Guusha Dirqiga Ajeyd Ka Gaareen Burnley, Kumaa Ahaa Shumaca Garoonka?
- Jan 22, 2017
Kooxda Arsenal ayaa 90+6 goolka guusha ka gaartay dhigeeda Burnley kulan natiijadu kusoo idlaatay 2:1. Waxaa goolka guusha Gunners u ansixiyay Alexis Sanchez kaasi oo gool ku laad  shabaqa gaarsiiyay. Hadaba sidii ...
Suuqa: Wax Kastaba Ha Ku Qaadatee, Kooxda Real Madrid Oo Bar Tilmaameedka Koowaad Ka Dhigatay Delle Ali
- Jan 22, 2017
Kooxda Real Madrid ayaa xagaagan loo ogolyahay inay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ka adeegan karaan kadib markii ganaax labo xilli ciyaareed ahaa oo suuqa looga soo rogay lagusoo koobay kaliya ...
Qiimeynta Xidigaha Manchester United Kulankii Ay Barbar Dhaca La Galeen Stoke City, Kumaa Ahaa Shumaca Garoonka?
- Jan 21, 2017
Kooxaha Stoke City iyo Man United ayaa caawa Britannia Stadium barbar dhac ku galay xilli kooxda Man United tuugtay goolka barbar dhaca kaasi oo yimid daqiiqadihii ciyaarta lagu daray. Haatana waxaanu ...
Qiimeynta Ciyaartoyda Liverpool Kulankii Anfeild Looga Yaabsaday, Kumaa Ugu Liitay Xerta Klopp?
- Jan 21, 2017
Kooxda Liverpool ayaa galabta looga yaabsaday Anfeild xilli ay Swasea City uga soo badisay 3 gool iyo labo celis ah waxaana xusid mudan in ciyaarta Liorente iyo Firmino min labo ...
Qiimeynta Xidigaha Manchester United Iyo Kuwa Liverpool Kulankii England Derby, Yaa Ku Cajab Geliyay?
- Jan 15, 2017
Kooxaha Manchester United iyo Liverpool ayaa waxay isku booteeyaanba  dhibcaha ku kala qeybsaday Old Trafford xilli Zlatan Ibrahimovic goor danbe soo celiyay gool uu ciyaarta ku furay James Milner. Ciyaarta ayaa ...

Next Page »

.

.

%d bloggers like this: