Muuqaalo

Daawo : Labadii Gool Ee Uu Sergio Ramos Guusha Ugu Gacan Giliyay Real ,Malaga Ayay 2/1 Uga Talaabsadeen

Real Madrid ayaa guul cariiri ah ka gaartay kooxda Malaga oo marti ugu aheyd kulan ka tirsanaa horyaalka Spain waxa ayna ku badiyeen 2/1 Kulankaas

Continue Reading »

Share on Facebook

Qeybta Muuqaalo

Daawo :Free Kick-kii Cajiibka Ahaa Ee Uu Rooney Ku Bar-bareeyay Stoke ,Min Hal Gool Ayay Ku Hishiiyeen

Rooney ayaa guul darroka bad baaidyay koxodiisa United waxa ayna waqtigii dheeriga ee dhamaadkaciyaarta u dhaliyay goolka bar bar dhaca Goolka Stoke ku heleen United

Continue Reading »

Share on Facebook

Muuqaalo Archives

Daawo :Goolashii Swansea Ku Xasuqeen Liverpool ,3/2
- Jan 21, 2017
Swansea ayaa guul darro culus waxa ay uga soo talaabsadeen kooxda Liverpool oo ay uga badiyeen 3/2 Xilli ciyaarta u muuqatay mid bar bar dhac ku dhamaaneysa ayaa waxaa diiday arintaas ...
Daawo: Bandhigii Cajiibka Ahaa Ee Wiilka Dahabiga Ah Ee Kooxda Liverpool Iyo Xulka Senegal Sadio Mane, Kulankii Tunisia.
- Jan 17, 2017
Laacibka qaab ciyaareedka wangaasan ku naaloonaya ee Sadio Mane ayaa halkiisa kasii wata qaab ciyaaredkiisi cajiibka ahaa ee kooxda liverpool ka dib marku xulkiisa Senegal gaadhsiiyay gool ay ka gaadheen ...
Daawo 10 Kii Gool Ee Ugu Quruxda Badanaa Todobaadkan horyaalada Caalamka, Ogow Yaa Ugu Jira Kooxdaada?
- Jan 17, 2017
Kadib ciyaaro badan oo laga ciyaaray horyaalada daafaca caalamka isla markaana ay ciyaartoyda qaarkood  dhaliyeen goolal indho qabad leh, waxan muqaalkeenan maanta idiinku soo gudbinaynaa 10 kii gool ee ugu ...
Daawo Goolashii Manchester United Iyo Liverpool, Min Hal Gool Ayay Ku Kala Baxeen
- Jan 15, 2017
Zlatan Ibrahimovic ayaa noqday geeska Manchester United ka badbaadiyay guuldaro xanuun badnaan lahayd oo Old Trafford kaga soo gaadhaysay kooxda Liverpool wuxuuna Ibrahimovic dhamaadkii kulankan kansalay gool rekoodhe ahaa oo ...
Daawo Goolashii Everton ku xasuuqday kooxda man city.
- Jan 15, 2017
Manchester City ayaa ceeb wayn kala soo laabtay Goodinson Parka kadib markii ay kooxda Everton si xun u soo xasquuqday wilasha Guardiola oo markale dhulka iskaga riday rajadii ay ka ...
SAWIRO Alexis Sanchez Oo Xanaaq Kii Ugu Dambeeyey Ka Qaaday Bedelkii Arsen Wenger. Caagadaha, Iyo Shaqaalaha Caafimaadka Ayuu Ku Xayraamay!!
- Jan 14, 2017
Alexis Sanchez ayaa si aan leex-leex ahayn u muujiyey sida uu uga xun yahay in bedel loo taago kulankii Arsenal galabta 4:0 ku xasuuqday kooxda Swansea City. Gunners ayaa lahayd afar ...
Daawo Goolasha Kulankii Arsenal Ay Xasuuqa Xun U Geysatay Kooxda Swansea city.
- Jan 14, 2017
Arsenal ayaa cadhadii Bournemouth kula soo dhacday kooxda dhibtoonaysa ee Swansea City waxayna Gunners soo gaadhay guul aad muhiim ugu ahayd. Kooxda Swansea City. swansea ayaa kulankan musiibo wayn isku noqotay ...
Gool Duni Kale Ka Yimid!! Daawo Bilisyoonkii Cajiibka Ahaa Ee Messi Barcelona Tikidka Sideed Dhamaadka Copa Del Rey Kooxdiisa Ugu Jaray!!
- Jan 12, 2017
Wuxuu ahaa gool cajiib ah oo uu dhaliyey Lionel Messi, wuxuuna goolkii kooxdiisa caawa u sahlay inay goostaan tikidkooda wareega sideed dhamaadka ee Cope Del Rey. Daqiiqadii 77-aad ee ciyaarta Lionel ...

« Previous PageNext Page »

.