Muuqaalo

Muuqaal : Labadii Gool Ee Cajiibka Ahaa Ee Real Madrid Ku Garaaceen Barcelona Kuna Qaadeen Super-ka

Real Madrid ayaa ku guuleystay koobka Super Cup-ka Spain waxa ayna laba gool ku garaaceen kooxda Barca oo marti ugu aheyd lugta 2-aad ee tartankaas

Continue Reading »

Qeybta Muuqaalo

Daawo : Marco Asensio Oo Gool Muddo Ay Xasuusan Doonaan Taageerayaasha Barcelona Ku Hubsaday Shabaqa Ter Stegen . ,Gantaal Ayuu Ahaa

Marco Asensio ayaa gool gantaal ah oo muddo ay xasuusnaan doonaan taageerayaasha Barcelona waxa uu ka dhaliyay shabaqa goolhaye Ter Stegen . Daqiiqaddii 4-aad ayuu

Continue Reading »

Muuqaalo Archives

Daawo :Goolashii Real Ku Garaaceen Barcelona , Midkii Ronaldo Cajiib Ayuu Ahaa Balse Midkii Marco Asensio Sidee Ayuu Ahaa?>
- Aug 14, 2017
Real aya guul qaali ah ka gaartay Barcelona oo ay ku soo dhufteen sedex gool iyo hal waxa uuna kulankaas ahaa lugta 1-aad ee Spanish Super Cup-ka Goolka Barca waxaa dhaliyay ...
Daawo : Qaabkii Gerard Piqué Uu Isaga Dhaliyay Goolka , Marcelo Ayaa Xoog Ugu Qasbay
- Aug 14, 2017
Gerard Piqué ayaa kooxdiisa ka dhaliyay gool ka dib kubad si weyn ay u dhiseen Isco iyo Marcelo Kubad koorno ka timid ayaa waxaa maamulay Isco kaasi oo baas sixir ahaa ...
Daawo :Goolashii Chelsea Lagu Garaacay ,Burnley Ayaa 3/2 Uga Badisay Xilli Laba Roosana Ay Qaateen
- Aug 12, 2017
Chelsea yaa guul darro ku biloowday horyalka Ingiriiska waxa ayna si weyn ugu hor kufeen kooxda ay martida u aheyd ee Burnley Waxaa lagu garaacay sedex gool iyo laba waxaana labadaas ...
Daawo :Qaabkii Rooney Ugu Dabaal Degay Goolkii Ugu Horeeyay Everton Ka Dib Markii Uu Xagaagaan Dib Ugu Laabtay
- Aug 12, 2017
Rooney ayaa guul ku hogaamiyay kooxdiisa cusub ee Everton oo uu xagaagaan ku laabtay ka dib 13 sanno oo uu ku qaatay kooxda Man United Stoke City ayay hal gool uga ...
Daawo :Kabtan Gary Cahill Oo Noqday Laacibkii Ugu Horeeyay Ee Qaata Kaarka Cas Ee Horyaalka ,Qaabkee Ayaa Lagu Sameeyay?.
- Aug 12, 2017
Gary Cahill ayaa noqday laacibkii ugu horeeyay ee qaata kaarka cas ee horyaalka Ingiriiska ka dib 14 daqiiqo biloowgii kulanka ay la ciyaarayeen kooxda Burnley . Kulankaan oo ka dhacayay garoonka ...
Daawo: Goolkii Ugu Qurxoonaa 105-tii Gool Ee Uu Neymar U Dhaliyay Barcelona Mudadii Uu La Joogay
- Aug 4, 2017
PSG ayaa ku guuleysatay saxiixa Neymar kaasi oo ay uga baxday qarash gaaraya 222 milyan oo euro oo uu ku noqday laacibka ugu qaalisan taariikhda kooxdaas Laacibkaas oo saxaafadda loo soo ...
Daawo : Goolashii Barcelona Ku Tuntay Real Madrid , 3/2 Ayay Ku Kala Baxeen
- Jul 30, 2017
Barcelona ayaa guul 3/2 waxa ay ka gaareen Real Madrid oo ay wada ciyaaren kullan ka tirsan tartanka International Champions Cup -ka . Kulankaan oo ay MSN u joogeen Barcelona halka ...
Daawo : Goolkii Barcelona Uga Badiyeen Man United , Neymar Ayaa Saxiixay
- Jul 27, 2017
Barcelona ayaa guul ka gaartay Man United oo ay uga badiyeen hal gool oo nadiif ah , waxa uuna kulankaan ka tirsanaa tartanka International Champions Cup ee Mareykanka ka socda Qeybtii ...

Next Page »

.





=




=



.




%d bloggers like this: