Jarmalka

Juventus Oo Kor U Qaaday Qiimaha Lacageed Ee Ay Ku Doonayso Saxiixa Douglas Costa

Wararka ka imanaya dalka Italy ayaa sheegaya in Kooxda Juventus ku dhowdaya saxiixa xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Bayern Munich ee Douglas Costa. Kooxda Juventus

Continue Reading »

Qeybta Jarmalka

Munich Oo Dhameystirtay Saxiixeedii 4-aad ,Corentin Tolisso Ayay Hihsiis Muddo Fog Ah Ka Saxiixdeen

Kooxda Bayern Munich ayaa dhameystiray saxiixa qadkii dhexe kooxda Lyon ee Corentin Tolisso sida bartooda Twitter-ka ay soo dhigeen. Hishiiska 22 sano jirkaas reer France

Continue Reading »

Jarmalka Archives

Munich Oo Juventus Ku War Gilisay Qiimaha Ay Ku Fasixi Karaan Douglas Costa
- Jun 13, 2017
Sky Sport Italy ayaa sheegeysa in kooxda Juventus ay ka go`an tahay saxiixa xiddiga Bayern Munich ee Shabakadaas ayaa sheegtay in maamulka Juve ay wadahadallo toos ah kula jiraan Munich si ...
TAXANAHA FALANQEYNTA SUUQA: Mustaqbalka Kelechi Iheanacho, Duulaanka Barcelona ee Hector Bellerin, Shanta Xidig Ee Ugu Waaweyn Kuwaasi Oo Heshiiska Saxiixooda Lagu Guul Dareystay, Iyo Qodobo Kale Oo Xiiso Leh
- Jun 12, 2017
Asalaamu caleykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu. Akhristayaasha sharafta lahoow kusoo dhawaada barnaamijkeena Falanqeynta Suuqa ee usbuucan oo aynu kusoo qaadan doono qodobo xiiso leh. Barnaamijkeena ayaynu usbuuc kasta ku faaqidnaa taxliilaadka suuqa ...
DEG-DEG: Kooxda Bayern Munich Oo Dhamaystirtay Saxiixeedii Ugu Horeeyay Ee Xagaaga Xiddig Arsenal U Soo Ciyaaray Ayay La Wareegeen
- Jun 11, 2017
Kooxda Bayern Munich ayaa dhamaystirtay saxiixeedii ugu horeeyay ee xagaaga kadib markii ay ku dhawaaqday saxiixa xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Werder Bremen ee Serge Gnabry. 21 jirkan reer Germany ayaa ...
Daawo :Jarmalka Oo 7 Gool Ku Xasuuqay San Marino Iyo Natiijoyina Kulamada Kale
- Jun 11, 2017
Qaranka Jarmalka ayaa sii haya hogaanka Group-ka 3-aad ee is reeb reebka dalalka yurub ee loogu soo baxayo koobka aduunka ee sanadka 2018-ka lagu qabanayo Ruusia Kulankoodii caawa waxa ay xasuuqeen ...
Robert Lewandowski Oo U Caraysan Xiddigaha Ay Isku Kooxda Yihiin Aubameyang Ayaa Sabab U Ah Laakiin Sidee?
- Jun 9, 2017
Weeraryahanka kooxda Bayern Munich Robert Lewandowski ayaa xiddigaha ay isku kooxda yihiin ku eedeeyay in ay sabab u yihiin in uu xilli ciyaaredkii dhamaaday ku guulaysan waayay kabta dahabka ah ...
Bayern Munich Oo Kooxaha Premier League Ka Hor Qaaday Xiddig Aad Loo Qiimeeyo Lyon Ayuu U Ciyaaraa
- Jun 9, 2017
Kooxda Bayern Munich ayaa ku guulaysatay saxiixeedii ugu horeeyay ee xagaaga kadib markii ay heshiis la gaartay Xiddiga khadka dhexe ee Corentin Tolisso sida ay sheegayaan wararku. Wargayska L'ÉQUIPE ayaa sheegaya ...
Koox Jarmal Ah Oo Dalab La Yaab Leh Aan Horay U Dhicin U Gudbisay Zlatan Ibrahimović, Twitter-ka Ayay Farriin Qosol Leh Ugu Soo Qoreen.
- Jun 9, 2017
Kooxda reer Jarmal ee Hertha Berlin ayaa dalab la yaab leh u bandhigtay weerarayahanka United ee Zlatan si ay saxiixiisa u helaan xagaagaan United ayaa la xusayaa in aysan dooneyn in ...
Xasaasi: Alexis Sanchez Oo Ku Dhow In Uu Ka Boxo Albaabka Emirates Koox Ayaa Mushahar Waali Ah Ula Diyaar Ah Man City Mise Bayern Munich?
- Jun 8, 2017
Wararka ka imanaya dalka Germany ayaa sheegaya In ay Kooxda Bayern Munich ku dhowdahay saxiixa xiddiga weerarka uga ciyaara xulka qaranka chile iyo kooxda Arsenal ee Alexis Sanchez. Xiddigan reer chile ...

« Previous PageNext Page »

.

.

%d bloggers like this: