Jarmalka

Shaxda Rasmiga Ah Ee Hoffenheim VS Liverpool: Xiddigaha Tababare Klopp Oo Bilaabaya Safarkooda Champions League

Kooxda Liverpool ayaa ciyaari doonta kulankeedii ugu horeeyay ee champions league iyaga oo ciyaari doona is reeb-reebka champions league. Reds ayaa labada lugood oo kaliya

Continue Reading »

Qeybta Jarmalka

Kooxda RB Leipzig Oo Shaacisay Wakhtiga Ay Liverpool Ka iibin Doonto Xiddiga Ay U Waalanayso Ee Naby Keita

Agaasimaha kooxda RB Leipzig Oliver Mintzlaff ayaa shaaca ka qaaday wakhtiga ay kooxda Liverpool ka iibin doonaan saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Naby Keita. kooxda

Continue Reading »

Jarmalka Archives

Borussia Dortmund Oo Dhigeeda Barcelona u Qabatay Wakhti Ay Ku Dhamaystirto Saxiixa Ousmane Dembélé
- Aug 15, 2017
Agaasimaha kooxda Borussia Dortmund ee Hans-Joachim Watzke ayaa kooxda Barcelona u sheegay in ay saxiixa Ousmane Dembélé ku dhamaystiraan wakhti xadidan oo suuqa kala iibsiga xagaagan ah. Barcelona doonaysa saxiixa Ousmane ...
WARBIXIN: Imisa Ayay Kharash Garaysay Kooxaha Reer Yurub ilaa Haatan Suuqa Kala iibsiga
- Aug 10, 2017
Kooxaha yurub oo dhan ayaa ku kala dheeraynayay suuqa kala iibsiga xagaagan si ay u xoojiyaan kooxohooda ka hor bilaabasha xilli ciyaareedka cusub iyaga oo suuqa galiyay lacag badan, xilli ...
Sababta Ay Kooxda Borussia Dortmund U Doonayso In Ay 130 Milyan Oo Euro Ugu iibiso Ousmane Dembélé Oo La Ogaaday Qorshe Kale Ayaa Meesha Ku Jira
- Aug 9, 2017
Kooxda Borussia Dortmund ayaa dhigeeda Barcelona ka dalbatay lacag dhan 130 milyan oo euro hadii ay doonayaan xiddiga weerarka uga ee Ousmane Dembélé inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga ...
Bayern Munich Oo War Wacan Ka Heshay Xaaladda Dhaawac Ee Javi Martínez ,Maxaa Soo Kordhay?.
- Aug 7, 2017
Ilo wareedyo ka imaanaya jarmalka ayaa sheegaya in xiddiga kooxda Bayern Munich ee Javi Martínez uusan ka sheeganeyn dhaawac weyn ka dib walaac ku abuurmay taageerayaasha kooxdaas Javi Martínez ayaa ku ...
Kadib Ciyaar Xiiso Leh Bayern Munich Oo Ku Guulaystay Koobka German Super Cup, Borussia Dortmund Ayay Ka Fara Maroojisay
- Aug 5, 2017
Kooxaha Bayern Munich iyo Borussia Dortmund ayay dhex martay kulan xiiso badan oo ka Koobka laga ciyaare dalka Jarmalka ee German Super Cup. Kulanka ayaa ahaa mid aad u xiiso badan ...
WARBIXIN: Kadib Rikoorkii Waalida Ahaa Ee Uu Neymar Ugu Biiray Paris Saint Germain Waa Kuwee 10-Ka Xiddig Ee Ugu Qaalisan Suuqa Kala iibsiga
- Aug 3, 2017
Xiddiga reer Brazil Ee Neymar ayaa dhamaystiray ku biiristiisa Kooxda Paris Saint Germain kadib markii uu ugu biiray lacag dhan 198 milyan oo euro isaga oo ah xiddiga ugu qaalisan ...
Rasmi: Kulamada Uu James Rodriquez Ka Maqnaan Doono Kooxda Bayern Munich Oo La Ogaaday
- Aug 3, 2017
Kooxda Bayern Munich ayaa shaaca ka qaaday wakhtiga uu garoomada ka maqnaan doono xiddigooda khadka dhexe ee xulka qaranka Colombia ee James Rodriquez oo dhaawac soo gaaray kulankii Audi cup ...
Bayern Munich Iyo Barcelona Oo Isku Baacsanaya Xiddig Baxsad Ka Ah Man United
- Aug 3, 2017
Kooxaha Bayern Munich iyo Barcelona ayaa wali suuqa ka raadinaya xiddigo cusub xilli ay labada kooxood la soo saxiixan doonaan min hal daafac ka hor inta uuna suuqu xirmin. Labada kooxood ...

Next Page »

.





=




=



.




%d bloggers like this: