Italy

Radja Nainggolan Oo Heegan Galiyay Man United Iyo Inter Milan Sawir Uu Soo Dhigay Baraha Bulshada Ayaa Sabab U Ah

Xiddiga khadka dhexe ee Kooxda Roma Radja Nainggolan ayaa heegan galiyay Kooxaha Inter Milan iyo Man United kadib markii uu Bogiisa Instagram ku soo bandhigay

Continue Reading »

Qeybta Italy

Juventus Oo Badalka Dani Alves Ka Heshay Premier League Wadahadalo Ayay Kula jiraan

Wararka Laga Helaya dalka England ayaa sheegaya in Kooxda Juventus Badalka Dani Alves ka heshay horyaalka Premier League xilli uu xiddiga reer Brazil qarka u

Continue Reading »

Italy Archives

Ac Milan Oo Talaabo U Qaaday Saxiixa Xiddig Aad Looga Raadinayo Horyaalka Premier League Wakiilkiisa Ayaa Xaqiijiyay.
- Jun 26, 2017
Waxanu shaki ku jirin in Ay Ac Milan doonayso in ay xagaagan xoojiso kooxdeeda maadama ay xilli ciyaareedka dambe ka qayb galayso tartanka europe League. Wararka soo baxaya ayaa in Kooxda ...
Man United Oo Mushaar Aad U Sareeya U Bandhigtay Nainggolan ,Tolloow Ma Ogalaan Doonaa In Uu Yimaado Old Trafford
- Jun 25, 2017
Kooxda United ayaa lagu wadaa in todobaadkaan dalab rasmi ah ka geeyaan xiddiga kooxda Roma ee Nainggolan inta suuqa xagaaga furan yahay sida FootballItali ay sheegeyso United ayaa laacibkaas u bandhigtay ...
Inter Oo Ku Dhaw Saxiixa Daafaca Sanadkii Hore Hal Milyan Lagu Soo Iibiyay ,Balse 18-Milyan+Weerar Ayay Ka Soo Bixinayaan
- Jun 24, 2017
Kooxda Inter Milan ayaa si weyn uga dhex muuqta suuqa kala iibsiga xagaaga , waxa ayna weli baacanayaan dhowr xiddig kale Football-italia ayaa sheegeysa in Inter haatan qarka u saaran yihiin ...
Ciid Mubaarik: Khadka Dhexe Ee Kooxda Roma Radja Nainggolan Oo Noqday Xiddigii Ugu Horeeyay Ee Muslimiinta Adduunka Ugu Hambalyeeya Ciidul Fidrida
- Jun 24, 2017
Xiddiga khadk dhexe ee xulka qaranka Belguim iyo kooxda Roma ee Radja Nainggolan ayaa noqday xiddigii ugu horeeyay ee dadka muslimiinta ee taageera kooxda Roma ah ugu hamblayeeyay cusharhada ciidsa ...
Ac Milan Oo Damacsan Qorshe Ay Goolhayeheeda Gianluigi Donnarumma Kooxda Ugu Sii Hayn Lahayd Muddo Dheer
- Jun 24, 2017
Kooxda Ac Milan ayaa si Ba,an u doonaysa in ay sii Haysato Goolhayeheeda da,yaka ah ee Gianluigi Donnarumma heshiis cusunna ka saxiixato. Wargayska Corriere dello Sport ayaa sheegaya in a wax ...
Wakhtiga Ay Roma Dhamaystiri Doonto Saxiixeedii Labaad Ee Xagaaga Oo La Ogaaday
- Jun 24, 2017
ilo Wareedyo badan ayaa sheegaya in kooxda Roma dhamaystiri doonto saxiixeedii labaad ee xagaaga 48 saacadood ee soo socda iyada oo la soo wareegi doonta xiddiga garabka daafaca uga ciyaara ...
Silvio Berlusconi Oo Zlatan Ibrahimović Farta Ugu Fiiqay Koox Uu Ku Biiro Xagaagan Italy Ayuu U Tilmaamay
- Jun 24, 2017
Madaxweynihii hore ee kooxda Ac Milan Silvio Berlusconi ayaa weeraryahankii hore ee kooxda Ac Milan haatana xorta ah ee Zlatan Ibrahimović u sheegay kooxdii uu ku biiri lahaa xagaagan. Berlusconi ayaa ...
Warbixin: Saxiixyada Ugu Qaalisan Ee ilaa Haatan Laga Sameeyay Suuqa Kala iibsiga
- Jun 24, 2017
Kooxaha ugu waaweyn yurub ayaa bilaabay in ay xoojiyaan kooxohooda iyaga oo la soo saxiixanaya xiddigo ay u arkaan qaar waxweyn ku soo kordhinaya xilli ciyaareedka dambe. Wali may bilaabmin horyaaladaa ...

« Previous PageNext Page »

.

.

%d bloggers like this: