Italy

Juventus Oo Arsenal Iyo City Ka Inkaarsanaysa Xiddig Ay Ku Raad Joogeen Ayay Ku Dhowdahay

Kooxda Juventus ayaa shaacisay qiimaha ay diyaarka ula tahay xiddiga diirada u saaran kooxaha Reer England ee Man City iyo Arsenal ee corentin tolisso. Xiddiga

Continue Reading »

Qeybta Italy

Kooxaha Inter Milan Iyo Ac Milan Oo Caawa Taageeri Doona Kooxda Juventus Laakiin Waa Maxay Tahay Sababtu?

Kooxda Juventus ayaa caawa la ciyaari doonto kooxda Atlanta kulan ka tirsan horyaalka Italy todobaadkiisii 35-aad iyada oo uu kulanka ka dhici doono garoonka kooxda

Continue Reading »

Italy Archives

XANTA SUUQA: Dagaalka Loogu Jiro Alvaro Morato Oo Usoo Wareegay England , Laba Aad U Xifaaltamaan Ayaana Ku Dagaalamayaan
- Apr 28, 2017
Sheekada waxaa ay noqotay mid aad u xiiso badan kadib markii ciyaaryahanka kooxda Real Madrid Alvaro Morat ay soo bexeen shaqsiyaad ku dagaalamayaan iibkiisa ,waxaana xidigaan uu bandhig cajiib ah ...
DAGAALKA SUUQA: Kooxda Spain Ka Dhisan Oo Arsenal Ku Heeysata Carlos Bacca, Atletico, Barcelona AMA Real Madrid?
- Apr 28, 2017
Kooxda Arsenal ayaa indhaha ku heeysa sidii ay ku heli lahayd ciyaaryahanka weerarka uga ciyaara kooxda Ac Milan ee Carlos Bacca kaasi oo kamid ah xidigaha kooxda Ac Milan ee ...
Kooxda Ac Milan Oo Badalka Carlos Bacca Ka Heshay Italy Dhexdiisa Wali Mushahar Waali Ah Ayay Ku Soo Jiidanayaan
- Apr 27, 2017
Wararka laga helayo Italy ayaa sheegaya in kooxda Ac Milan horyaalka Italy Dhexdiisa ka heshay badalkii gool dhaliyeheeda Carlos Bacca oo si xoogan loola xiriirinayo in uu xagaaga isaga tagayo ...
Kooxda Roma Oo Waayi Karta Ruug Cadaa Khadka Dhexe Ah Kulanka Derby Roma Maxa Haleelay?
- Apr 27, 2017
Wararka ka imanaya dalka Italy gaar ahaan caasimada Roma ayaa sheegaya in Kooxda Roma waayi karto adeega xiddiga khadka dhexe ee Daniele De Rossi kulanka ay Axada La Ciyaari doonto ...
WAR NAXDIN BADAN: Mid Kamid Ah Xidigaha Real Madrid Oo Dalbaday Inuu Ku Biiro Kooxda Ka Dhisan Seria A
- Apr 27, 2017
Mid kamid ah xidigaha kooxda Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inuu ku biiro koox ka dhisan taliyaaniga waxaana la ogaaday in xidigaan usuan ku qanacsaneeyn joogitaanka kooxda ka dhisan ...
DHAGEYSO: Wararka Maanta Ugu Waa Weeyn Kubada Cagta & Hadal Heeynta Wargeesyada England (FADLAN ARAGTIDAADA WAA MUHIIM)
- Apr 27, 2017
ASC, Barqo wanaagsan dhamaan aqristiyaasha shabakada kooxd.com kusoo dhowaada wararka maanta ugu waa weeyn dhanka suuqa kala iibsiga ciyaartooyda. Warbixintaan waxaa ay soo koobeysaa waxyaabaha ay Wargeesyada England ka yiraahdeen kubada ...
8 Ciyaaryahano Oo Acdemi Ah Ayaan Ku Qaaday Champions League ”Guardiola Oo U Jawaabay Antonio Conte
- Apr 27, 2017
Macalinka kooxda Mancehster City Pep Guardiola ayaa dib iskaga weeraray Antonio Conte oo dhawaan sheegay in markaan la dhaafay xilligii lacag lagu qaadi lahaa horyaalka Primer League. Conte ayaa hadalkaasi ula ...
XOG: Kooxda Arsenal Oo La Ogaaday Inaysan Helidoonin Bartilmaameedkii Ugu Muhiimsanaa Ee Bedel U Noqon Lahaa Wengar
- Apr 27, 2017
Kooxda Arsenal ayaa heeysandoonta Macalinkooda ay wax badan ku calaan caleen in laga bedelo waana Wengar kaasi oo kooxdiisa wax badan ka caawiyey inuu kooxdaan guul gaarsiiyo. Macalin Wengar ayaana kulamadii ...

Next Page »

.

.

%d bloggers like this: