Ingiriiska

Warbixin: Tirakoob Lagu Sameeyay Xiddigaha Lacagta Ugu Badan Soo Xereeya Sanadkii Iyo Cristiano Ronaldo Oo Hogaanka U Haya Laakiin Halkee Ayuu Messi Ku Dambeeyay

Waxa halkiisii ka sii socda tartankii u dhexeeyay xiddigaha ugu fiican adduunka ee Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi laakiin markan maaha garoonka dhexdiisa waxa uu

Continue Reading »

Qeybta Ingiriiska

Warbixin:Yaa U Baahan Mesut Ozil 5 Xiddig Oo Ay Tahay In Ay Arsenal La Soo Saxiixato Hadii Ay Iska iibso Mesut Ozil

Wadahadalada heshiis kordhinta ee Alexis Sanchez iyo Mesut Ozil ayaa istaagay ilaa dhamaadka xilli ciyaareedkan xilli uu kordhayo wararka taageerayaasha Arsenal. Taageerayaasha Arsenal ayaan wakhti

Continue Reading »

Ingiriiska Archives

Lionel Messi Oo Man United U Sahlaya In Ay Helaan Saxiixa Neymar Laakiin Sidee?
- Mar 27, 2017
Wararka laga helayo dalka England iyo Spian gaar ahaan magaalooyinka Barcelona iyo Manchester ayaa sheegaya in kooxda Man United isku diyaarinayso in ay dalab ka gudbiso weeraryahanka kooxda Barcelona ee ...
FIFA Oo Baadhitaan Daroogo Marsiisay Alex Sanchez Kadib Markii Ay Ka Shakiday Hab Dhaqankiisa!
- Mar 27, 2017
Wargyska Reer Chile ee Le Tercera ayaa soo bandhigay qaar ka mid ah sawirada xiddiga heerka caaalami ee Qaranka Chile iyo kooxda Arsenal e Alex Sanchez kaas oo baadhitaan daroogo ku ...
N’Golo Kante Oo Magacaabay 3 Xiddig Oo U Qalma In Ay Sannadkaan Ku Guulaystaan Abaal Marinta Xiddiga Sannadka PL.
- Mar 27, 2017
Ma daalaha khadka dhexe ee kooxda Chelsea ayaa farta ku fiiqay saddex xiddig oo isaga uga qalma abaal marinta xiddiga sannadka Premier League taas oo laagu dhawaaqi doono dhamaadka xilli ...
Kurt Zouma Oo Aan Ku Faraxsanayn Daqiiqadaha Uu Ka Helo Macallin Conte Isagoona Shaki Geliyay Mustaqbalkiisa.
- Mar 27, 2017
Daafaca dhexe ee Reer France iyo kooxda Chelsea Kurt Zouma ayaa diday in uu meesha ka saaro in uu xagaaga isaga tagayo Stamford Bridge. 22 jirkaan ayaa 2014-kii kasoo dhaqaaqay kooxda Saint-Etienne ...
Xiddig Muhiim U Ah Kooxda Real Madrid Oo Sheegay In Uu Xidhiidh Dhow La Leeyahay Jose Mourinho! – Miyuu La Midoobi Doonaa?
- Mar 27, 2017
Daafaca dhexe ee kooxda Real Madrid iyo Qaranka France ee Rafael Varane ayaa sheegay in uu xidhiidh aad u dhow la leyahay tababaraha kooxda Manchester United ee Jose Mourinho. Jose ayaa ...
Waa Kuwama Xiddigaha Ay Taageerayaasha Man Utd Aadka U Doonayaan In Xilli Ciyaareedkaan Laga Diro Old Trafford?
- Mar 27, 2017
Wuxuu noqon karaa kabtanka kooxda, Gooldhaliyaha ugu sareya iyo xiddig 15 koob kula guulaystay kooxda shayaadiinta cascas balse Weyne Rooney ayaa ah xiddiga taageerayaasha ugu badani ay ugu codeeyeen in ...
Miyuu Jermain Defoe Qaranka England U Raaci Doonaa K.A Russia 2018? Tababare Gareth Southgate Ayaa Ka Jawaabaya.
- Mar 27, 2017
Weeraryahanka kooxda Sunderland ee Jermain Defoe ayaa haysta fursad kasta oo uu qaranka saddexda libaax ugu raai kari Russia waa sida uu sheegay tababare Southgate. Defoe '34' ayaa England kusoo laabtay ...
Thierry Henry: Sidan Ayay Iila Muuqataa In Aan Shaqada Ka Badelo Arsene Wenger!
- Mar 27, 2017
Weeraryahanki hore ee qaranka France iyo Kooxaha Arsenal iyo Barcelona ee Thiery Henry ayaa diiday in uu meesha ka saaro in uu shaqada ka bedeli doono maclinka dabku ku shidan ...

« Previous PageNext Page »

.

.

%d bloggers like this: