Ingiriiska

Goolhaye iker Casillas Oo Ku Soo Wajahan magaalada London kooxdee Ayuu Ku Biirayaa

Goolhayahii hore ee kooxda Real Madrid iker Casillas ayaa lagu soo waramayaa in uu doonayo in uu ku soo biiro horyaalka premier League xilli ay

Continue Reading »

Qeybta Ingiriiska

Real Madrid Oo Ku Dhaqaaqaysa Qorshe Ku Aadan Mustaqbalka James Rodriguez Laakiin Koox Premier League Ah Ayay Dan U Tahay Arsenal,chelsea,Man United Mise..?

Kooxda Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa in ay diyaar u tahay in ay hoos u dhigto lacagaha lagu heli karo xiddiga khadka dhexe uga

Continue Reading »

Ingiriiska Archives

War-war Hor Leh: Daafaca Man United Ee Chris Smalling Oo Laga Cabsi Qabo In Uu Kulamo Badan Maqnaado+Sababta
- Mar 28, 2017
Daafaca Kooxda Man United Chris Smalling ayaa la arkay tan iyo markii uu ku dhaawacmay tababarka xulka qaranka England xilli la sawiray xiddigan oo duuban muruqa lugta Midig. Xiddigan reer England ...
Kooxda Juventus Oo Xaalada Xun Ee Arsenal Ka Faa,iidaysanaysa Xiddig Ayay Dalab Kula Imanayaan Inkasta Oo Ay Man City Iyo Barcelona Kula Dhagan Yihiin
- Mar 28, 2017
Kooxda Reer Italy ahna kooxda difaacanaysa horyaalka Serie A sidoo kalena ah kooxda haatan hogaanku haysa horyaalkaas ee Juventus ayaa noqtay kooxdii ugu dambaysay ee ku soo biirta baacsiga loogu ...
Firmino Oo Laga Yaabo In Uu Seego Kulanka Subaxa Arbacada Barzil La Ciyaarayaan Paraguay,Maxaa Haleelay?.
- Mar 28, 2017
Xiddiga Liverpool ee Firmino ayaa lagu waramayaa in uu seegayo kulanka qarankiisa ay subaxa arbacada la ciyaarayaan Paraguay ee wareegga 14-aad ee is reeb reebka loogu soo baxayo koobka aduunka ...
Warbixin: Kadib Markii Buffon Ciyaaray Kulankiisii 1000-aad Waa Kuwee 20-kii Xiddig Ee Isaga Kaga Horeeyay Rikoorkaas
- Mar 28, 2017
Goolhayaha xulka qaranka Italy iyo kooxda Juventus Gianluigi Buffon ayaa gaaray kulankiisii 1000 ee noloshiisa ciyaareed isaga oo soo bilaabay sanadkii 1995. Gianluigi Buffon ayaa u soo ciyaaray kooxaha Parma iyo ...
Warbixin: 3 Sababood Oo Macquul Ka Dhigi Kara In Neymar Ku Biiro Man United Iyo 3 Kale Oo Aan Macquul Ka Dhigayn Ku Biiristiisa Man United
- Mar 28, 2017
Waxa maanta soo baxay warar sheegaya in xiddiga reer Brazil ee Neymar ku biiri doono kooxda Man United marka uu furmo suuqa kala iibsiga xagaa. Xiddiga reer Brazil ayaa ka mid ...
Tababarayaasha U Sharaxan Shaqada Tababaranimo Ee Xulka Qaranka Holland Oo La Ogaaday Tababarayaal Magac Leh Ayaa Ka Dhex Muuqda
- Mar 28, 2017
Xiriirka kubada cagta Holland ayaa suuqa ugu jira tababarihii qaban lahaa shaqada xulka qaranka Holland kadib markii ay shaqada ka eryeen tababarihii hore ee Danny Blind. Xulka qaranka Holland ayaa qaab ...
Kooxda Liverpool Oo Ku Sii Dhowaanaysa Saxiixa Daafac Ka Ciyaara Premier League Tababare Conte Ayay Sabab U Ah Laakiin Sidee?
- Mar 27, 2017
wararka laga helayo England ayaa sheegaya in kooxda Liverpool ku sii dhowaanayso in ay soo xero galiso daafaca u ciyaara kooxda Southampto ee Virgil van Dijk sida ay sheegayaan wararku. wargayska ...
Tababare Conte Oo Keensaday Qorshe Uu Man United Ugu Garaacayo Saxiixa Romelu Lukaku Muxuu Damacsan Yahay?
- Mar 27, 2017
Kooxda chelsea ayaa lagu soo waramayaa in ay Everton ula tagi doonto qorshe cusub oo ay kaga doonayso adeega weeraryahanka qaab ciyaareedka fiican ku jira ee Romelu Lukaku. Kooxda Blues ayaa ...

Next Page »

.

.

%d bloggers like this: