France

WARBIXIN: Macalin Wengar Oo Ka Hadlay Qaabka Loo Maamulo Ciyaaraha Confederation Cup-ka & Qalabka La Isticmaalo Ee VAR SYSTEM (Seddex Kulan Ayaan Jeclaa In La Isticmaalo Qalabkaan)

Maalmahaan kulamada Tartanka Confederation Cup-ka waxaa loo isticmaalaa calaamada muujisa qaladaadka ee loo yaqaano VAR technology, waxaana la hubiyaa sida saxan ee ay wax u

Continue Reading »

Qeybta France

PSG Oo Man United Iyo Inter Milan U Dirtay Farriin Macquul Ah Kuna Aadan Laacibka Ay Isku Baacsanayaan Ee Blaise Matuidi

Maamulka PSG ayaa cayimay qiimaha ay uga kaaftoomi karaan xagaagaan qadkooda dhexe ee Blaise Matuidi Bogga Clacciso Mercato ayaa sheegayaa in kooxda Inter Milan ay

Continue Reading »

France Archives

TAXANAHA FALANQEYNTA SUUQA: Muxuu Mohamed Salah Kusoo Kordhin Karaa Liverpool? Yaa Bedelaya Ronaldo Hadii Uu Ka Huleelo Real Madrid? Sadex Saxiix Oo Haday Barcelona Sameyso Ka Saacidi Kara Champions League Iyo Qodobo Kale Oo Aad U Xiiso Badan
- Jun 19, 2017
Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatuhu dhamaan akhristayaasheena sharafta lahoow Ramadaan Mubarak meel kasta oo aad dunida daafaheeda ka joogtaan. Kusoo dhawaada barnaamijkeenii usbuuclaha ahaa ee TAXANA FAAQIDAADA SUUQA oo uu usbuuc ...
Haku biirin Arsenal: Halyey Gunners ah oo Kylian Mbappe kula taliyay inuusan usoo dhaqaaqin Arsenal Talow muxuu ugu diiday?
- Jun 19, 2017
Halyeygii hore ee gunners Emannuel Petit ayaa talo wax ku ool ah siiyay da'yarka yurub looga waashay ee Kylian Mbappe isagoo u sheegay in uu si fiican u kala xusho ...
Bayern Munchen iyo Man City oo ku loolamaya xidig Barcelona ka tirsan laakiin waa hadii….?
- Jun 18, 2017
Kooxaha Manchester City iyo Bayern Munich o ayaa ku  hirdami doona khadka dhexe ee kooxda Barcelona ee Ivan Rakitic laakiin waa hadii ay Blaugrana lasoo saxiixato xidig PSG ee Marco ...
Chelsea oo isaga hadhay Romelu Lukaku badalkiisa ayay France kasoo wadaan laakiin kali kuma aha
- Jun 18, 2017
Macalin Antonio Conte oo k faa'idaysanaya lacagta 250 milyan ee ay siisay kooxdiisa Chelsea ayaa suuqa kala iibsiga ka wada dhaq dhaqaaqyo baahsan isaga oo isku diyaarinaya inuu si dhakhso ...
Xasaasi: Koox Reer Yurub Ah Oo Durba La Kulantay Wakiilka Cristiano Ronaldo Wax Kasta Diyaar Ayay Ula Yihiin Man United Mise PSG?
- Jun 17, 2017
Cristiano Ronaldo ayaa xaqiijiyay in uu xagaagan isaga caraabi doono kooxda Real Madird kadib markii uu go,aan lama filaan ah qaatay xiddigan reer Portugal. Kooxda PSG ayaa lagu soo waramayaa in ...
PSG o Niyadda Ka Jibisay Pepe ,Sidii Real Madrid Oo Kale Ayay Ula Dhaqmeen
- Jun 16, 2017
Real Madrid ayaa dalab niyad jab ah u gudbisay laacibkii hore Madrid ee Pepe si xagaagaan u helaan farsamadiisa Defensa Central ayaa sheegeysa in PSG ay u bandghigeen Pepe hishiis hal ...
Labada Kooxood Ee Reer Yurub Ee U Dhaqaaqi Kara Saxiixa Crsitaino Ronaldo Oo La Ogaaday Hadii Uu Real Madrid Ka Tago
- Jun 16, 2017
Wararka Spain Ka Soo Baxaya ayaa sheegaya In ayna Real Madrid hor istaagi doonin Xiddiga reer Portugal ee Cristaino Ronaldo oo sheegay in uu doonayo in uu isaga tago Spain. Crsitiano ...
Xiddiga United Baacsaneysay Ee James Rodriguez Oo Ay Koox Kale Ka Geyneyso Dalab 75mAh .
- Jun 15, 2017
PSG ayaa si dhab ah waxa ay u dooneysaa in ay ula soo saxiixdaan xiddiga Real ku gadoodsan ee James Rodriguez sida saxaafadda Spain ay ku waramayaan Wargeyska Marca ayaa sheegaya ...

« Previous PageNext Page »

.

.

%d bloggers like this: