France

Warbixin: Kadib Markii Buffon Ciyaaray Kulankiisii 1000-aad Waa Kuwee 20-kii Xiddig Ee Isaga Kaga Horeeyay Rikoorkaas

Goolhayaha xulka qaranka Italy iyo kooxda Juventus Gianluigi Buffon ayaa gaaray kulankiisii 1000 ee noloshiisa ciyaareed isaga oo soo bilaabay sanadkii 1995. Gianluigi Buffon ayaa

Continue Reading »

Qeybta France

Warbixin: Tirakoob Lagu Sameeyay Xiddigaha Lacagta Ugu Badan Soo Xereeya Sanadkii Iyo Cristiano Ronaldo Oo Hogaanka U Haya Laakiin Halkee Ayuu Messi Ku Dambeeyay

Waxa halkiisii ka sii socda tartankii u dhexeeyay xiddigaha ugu fiican adduunka ee Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi laakiin markan maaha garoonka dhexdiisa waxa uu

Continue Reading »

France Archives

Kooxaha Paris Saint-Germain Iyo Barcelona Oo Mar Kale Kulmi Doona Laakiin Maaha Sidaas Moodaysid.
- Mar 27, 2017
Kulan cusub ayaa dhex mari doona xiddigaha kooxda Barcelona iyo Kooxda Paris Saint-Germain Kulankan oo dhex mari doona xulalka Spain iyo France iyaga oo ku wada ciyaari doona Saint-Denis maalinta ...
Alvaro Morata, Eden Hazard, Ivan Rakitik Iyo Wararkii Ugu Waaweynaa Ee Wargysyada Ingiriisku Ka Qoreen Suuqa Kala Iibsiga Maanta Oo Isniin Ah.
- Mar 27, 2017
Isniin wanaagsan dhamaan akristayaasha sharafta lahow kusoo dhawaada qodobkii aad nooga baraten ee goosgooska suuqa kala iibsiga. Suuqa kala ibisga ayaan furnayn balse kooxaha yurub waxay u fasaxan yihiin in ay wada ...
Marco Verratti : Haddii Aan PSG Ka Tagayo Halkaan Koox Ayaan Jeclahay In Aan U Ciyaaro” Ma Aha Barcelona.
- Mar 27, 2017
Qadka dhexe PSG ee Marco Verratti ayaa shaaca ka qaaday horyaalka uu u wareegayo haddii ay dhacdo in u ka huleelo PSG Tutto Mercato oo Italy laga leeyahay ayuu Marco Verratti ...
Warbixin:Steven Gerrard,Lionel Messi Iyo Neymar Oo Hogaanka U Haya Xiddigaha Xirtay Maaliyad Aan Ahayn Midka Kooxdooda Laakiin Maaha Sidaad Moodaysid
- Mar 26, 2017
Wargayska Marca ayaa shaaciyay xiddigaha lagu arkay ama xirtay maaliyad ayna horay u xiran ama aan looga baran in ay xirtaan kuwaas oo ay ka mid yihiin Halyeeyga Liverpool Ee ...
Tababare Wenger Oo Sheegay Wadanka Xiddigaha Ugu Fiican Adduunku Ka Soo Baxaan Wakhtigan La Joogo Spain,England Mise..?
- Mar 26, 2017
Tababaraha kooxda Arsenal ayaa si maldahan u sheegay wadanka uu xagaaga xiddigaha badan kala soo wareegi doono marka uu dhamaado xilli ciyaareedkani. Arsene wenger ayaa sheegay in Wadanka uu isagu ka ...
Monaco Oo Lagu Soo Warramayo In Ay Soo Diiday Dalab Rikoor Aduun Ah Oo Lagu Doonayey Kylian Mbappe! – Cidda Soo Gudbiyay Dalabkaas+Lacagta Monaco Dalbanayso.
- Mar 26, 2017
Kylian Mbappe ayaa sii wada qaab ciyaareedkiisa wanaagsan e uu kusoo jiidanayo indhaha kooxaha waaweyn ee Yurub xiddigaan ayaana la filayaa in uu maalin aan fogayn ku biiri doono mid ...
Yaya Toure, James Rodriguez, Danny Rose Iyo Wararkii Ugu Waaweynaa Ee Wargeysyada Ingiriisku Ka Qoreen Suuqa Kala Iibsiga Maanta Oo Axad Ah.
- Mar 26, 2017
Axad wanaagsan dhamaan akristayaasha sharafta lahow kusoo dhawaada qodobkii aad nooga baraten ee goosgooska suuqa kala iibsiga. Suuqa kala ibisga ayaan furnayn balse kooxaha yurub waxay u fasaxan yihiin in ay wada ...
France Oo 3/1 Ku Soo Garaacday Luxembourg Xilli Olivier Giroud Uu Lab Gool Dhaliyay ,Holland Waa Laga Badiyay Iyo Natiijooyinka Kulamadii Kale
- Mar 26, 2017
Luxembourg iyo France ayaa nasiinada ku aaday 2/1 oo ay ku hogaamineysay France , waxa uuna kulankaan ka tirsanaa wareegga 5-aad ee dalalka yurub ee is reeb reebka loogu soo ...

Next Page »

.

.

%d bloggers like this: