Europa League

Xiriirka Kubada Cagta Yurub Ee UEFA Oo Warbixin Ka Soo Saaray Dhacadadii Xalay Ka Dhacday Manchester Miyay Saamaynaysaa Kulanka Finalka Europe Leageu

Xiriirka kubada cagta yurub ee UEFA Ayaa warbixin Rasmi ah ka soo saartay dhacdadii xalay ka dhacday Magaalada Manchester xilli uu soo dhowaanayo finalka Europe

Continue Reading »

Qeybta Europa League

DEG DEG+XOG: Waa Maxay Sababta Loo Baajiyey Shirka Jaraa’id Ee Manchester United Ka Hor Kulanka Ajex Ee Europe League?

Macalinka kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa maanta qabandoonin shirka jaraa’id ka hor kulanka ay la dheelayaan kooxda Ajex ee Fianlka koobka Europe League. Shirkaan

Continue Reading »

Europa League Archives

XOG: Maxaa U Qorsheeysan Maamulka Kooxda Manchester United Haddii Jose Mourinho Uu Ku Guuldareeysto Europe League?
- May 21, 2017
Macalinka kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa isku dityaarinaya kulanka Europe League oo ay Manchester United la dheelidoonto kooxda Ajex. Wadada kaliya ee hada Mourinho u banaan ayaa ah inuu ku ...
DAGAAL MA DHAAFO: Jose Mourinho Oo Weeraray Xiriirka UEFA & Kooxda Ajex Ka Hor Finlka Europe League
- May 20, 2017
Macalinka kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa sheegay in kooxdiisa ay aad uga xuntahay inay ciyaaraan Fianlka koobka Europe League sababtoo ah waxaa uu Mourinho sheegay in kooxdiisa aan u ...
WARBIXIN: Kusoo Bilaawashada Romero & Shan Waxyaabood Oo Laga Bartay Kama Danbeyska Tartanka Europa League.
- May 18, 2017
United ayaa kusoo bilaawi karta xiddigan kulanka todobaadka soo aadan ay ciyaari doonto ee Europa League. Waxyaabaha laga bartay kama danbeyska tartanka Europa Leaague? Sida Mourinho shaxdiisa ay noqon doonto taasoo ...
Jose Mourinho Oo Sheegay David De Gea In Uu Ciyari Doonin Kulamo Muhiim Ah + Sababta & Fariin U Diray Kooxda Real Madrid
- May 18, 2017
Jose Mourinho ayaa aqbalay in David De Gea uu isaga tagi doono kooxda Manchester United ka dib markii ay ciyaarto kulanka ugu danbeeya horyaalka Premier League kaasoo farina u diray ...
Xiriirka UEFA Oo Xaqiijiyay In La Badalay Meeshii Koobka Lagu Gudoonsiin Jiray Kooxda Koobka Qaada Halkee Ayay Go,aamiyeen In Lagu Gudoonsiiyo
- May 17, 2017
Xiriirka kubada cagta Yurub ee UEFA ayaa shaaca ka qaaday in dib loo soo celin doono Nidaamkii ay Kooxuhu ugu dabaal degi jireen marka ay ku guulaystaan koobabka yurub. Kooxaha ayaa ...
Warbixin: Taariikhda Labada Kooxood,Garoonka Uu Finalku Ka Dhici Doono Iyo Wax Walba Oo Aad Uga Baahantaya In Aad Ka Ogaato Finalka Europe League Ay Is Balansadeen Kooxaha Man United Iyo Ajax
- May 12, 2017
Waxa xalay la soo afjaray kulamadii semi-finalka tartanka Europe League oo ay kooxaha Man United iyo Ajax iska xaadiriyeen finalka tartanka oo ka dhici doona caasimada dalka Sweden ee Stockholm ...
Shaxda Rasmiga Ah Ee Man United Vs Celta Vigo: United Oo Ay 90 Daqiiqo Kaliya Ka Xigaan Finalkoodii Ugu Horeeyay Ee Europe League
- May 11, 2017
Kooxda Man United ayaa garoonkeeda Old Trafford ku soo dhowayn doonta kooxda Celta Vigo kulan ka tirsan lugtii 2-aad ee semi-finalka tartanka Europe League. United ayay kaliya kulankani ka xigaa in ...
WARBIXIN XASAASI AH: Yaa Ka Qeeyb Gelidoona Champions League, Immisa Horyaal Ayaa Loo Ogolyahay Inay Shan Koox U Matasho Champions League, Qaabkee & Wax Waliba Oo Aad Ugu Baahantahay Ka Qeeyb Geliyaasha Champions League & Sida Ay Ku Imaankaraan
- May 11, 2017
Kooxo badan ayaa xilli ciyaareedkaan damacsan muddo kadib inay kasoo muuqdaan tartanka Champions League waxaana ay kooxahaasi doonayaan inay wacdaro ka sameeyaan tartanka Champions League. Manchester United ayaa kamid ah kooxaha ...

« Previous PageNext Page »

.

.

%d bloggers like this: