
Dib U Eegid: Alexis Sanchez Oo Laba Rikoor Oo Uu Mid Xun Yahay Kala Baxay Kulankii Huddersfield
Weeraryahanka cusub ee Kooxda Man United Alexis Sanchez ayaa dhigay rikoor xun kulankii ay kooxdiisa Man United guusha 2/0 ah ka gaartay Huddersfield Town kulan ka dhacay Anfield kana tirsanaa horyaalka premier league todobaadkiisii 26-aad. Alexis Sanchez ayaa dhigay rikoor…