Dib U Eegid

Ceeb: Waa Kuma Damiinka Goolhayayaasha Premier League? Kooxdiisa Boosaska Horre Ayeey Ku Jirtaa!!

Qiimayn lugu sameeyey qaladaadka goolhyayaasha ee Premier League waxaa si la yaab leh hogaanka ugu qabtay goolhayaha kooxda Tottenham ee Hugo Lloris Qaa’idka France ayaa

Continue Reading »

Qeybta Dib U Eegid

Faraska Faransiiska!!! Edinson Cavani Oo Duufaano Ka Wada Meel Aysan Kaamiradu Si Fiican Ugu Foorarin, Waayihiisii Ugu Wacnaa Ayuu Ku Feestaynayaa!!

Mar-mar waxaan is dhahnaa saxaafada ma ahan kuwo caadil ah oo si cad wax u tabinaya sababtoo ah jaraa’idada ugu waa wayn Yurub waxay diirada

Continue Reading »

Dib U Eegid Archives

Super Sanchez Boqorka Yurub!! Ugu Dambayn Xamaaliga Arsenal Oo Baakadaha Geliyey Messi Iyo Ronaldo, Yurub Boqor Kale Oo Aan Isaga Ahayn Kama Taliyo.!
- Jan 25, 2017
Wax uu calacalo oo uu dhaho Messi iyo Ronaldo waan iska celin karaa, Sanchez ayaa ugu dambayn u muuqda mid dhabadaas lugta saaray. Xamaaliga reer Chile ayaana ilaa iyo hada ah ...
Dheemanka, Dheemanka, Dheemanka!! Waa Kuma Boqorka Xilli Ciyaareedkaan Ee Dalka England Ee Wadankaas Kasoo Jeeda? Iska Iloow Walcott, Liverpool Ayuu Ka Dhex Holcayaa!!
- Jan 25, 2017
Wiilka Dheemanka ah ee kooxda Liverpool ayaa ah ilaa iyo haatan boqorka ay ku faanayaa reer England ee wacdaraha ka dhigaya gudaha Premier League. Kabtankii horre ee Southampton ayaa si wayn ...
Tartanka Kubadaha Deelka Ah: Liverpool Iyo Real Madrid Ayaan U Jeedaa! Waa Kuwee Shanta Kooxood Ee Dhaliyey Kubadaha Qalooca Shanta Horyaal Ugu Waa Wayn.
- Jan 25, 2017
Kooxda Monaco ayaa hogaanka u qabatay kooxda ugu badan ee xilli ciyaareedkaan dhaliyey goolasha ugu badan kubadaha soo qaloocma ee soomlidu u taqaan "Deelka" ama kubadaha soo wareega ee goosha ...
Warbixin: Hadii Arsene Wenger Ganaax Lagusoo Rogo Saameyn Intee Le’eg Ayay Ku Yeelan Doontaa Natiijooyinka Arsenal? Maxaa Se Dhacay Mararkii Sidaan Oo Kale Dhacday Horyaalka?
- Jan 24, 2017
Tababaraha kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa la filayaa in kulamo dhowr ah garoomada laga ganaaxi doono kadib markii masuulku sameeyay khalad lagu mutaysto ganaax adag. Macallinka ayaa xanaaqay kadib markii ...
Warbixin: Kadib Markii Ay Chelsea Kusoo Biirtay Baacsiga Xidiga Diirada U Saaran Man United Ee Victor Indelof, Wax Ka Ogow Shan Saxiix Oo Kooxda Chelsea Ay Kaga Dul Qaaday Dhigeeda Reer Machester
- Jan 24, 2017
Kooxd Cjelsea ayaa lagusoo waramayaa inay ksuoo biirtay baacsiga loogu jiro xidiga inta mudada ah diirada u saarnaa kooxda Manchester United ee Victor Lindelof. Lindeof ayaa mar qarka u saarnaa inuu ...
MAQAAL: Louis Van Gaal VS Jurgen Klopp: Yaa Guulo  Badan ,Yaase Guuldaro Badan Marka La Qiimeeyo 81 Kulan Uu Klopp Maamulay Liverpool & 81 Kulan Uu Van Gaal Maamulay Manchester United??
- Jan 24, 2017
  Liverpool ayaa bishii October 2015 waxaa ay shaqada Macalinmo ee kooxdood u dhiibeen Jurgen Klopp kaasi oo kooxda Reds wax badan ka caawiyey waxaana uu kooxda gaarsiiyey laba Final mudadii ...
Isbar-bar-Dhig: Mesut Ozil Mise Delle Ali? Midkee Wanaagsan Labadan Mashiin Wakhti Xaadirkan Lagu Jiro?
- Jan 24, 2017
Xidigaha Mesut Ozil iyo Delle Ali waa hormuudka shumaca iftiimiya horyaalka ingiriiska. Kasokow goolasha iyo gool caawinta ay sameeyaan waxay soo ban dhigaan kubad lagu raaxaysto waana wiilal hibo u ...
BURHAANTA RAMOS: 11 Kulan , 6 Gool & Sergio Ramos Oo Ka Goolal Badan Weeraryahano Waa Weeyn(Rooney, Neymar, Verdy, Bale, Benzma, ,,,,,,
- Jan 24, 2017
Daafaca kooxda Real Madrid Sergio Ramos ayaa xilli ciyaareedkaan lasoo baxay bandhig cajiib ah kulamada kooxdiisa ay dheeshay xilli ciyaareedkaan.

Next Page »