Champions League

Falanqay: Kooxehee U Soo Gudbi Doona Wareega 4 Dhamaadka Champions League

Waxa la soo saaray isku aadka wareega 8 dhamaadka champions League xilli ay soo bexeen kulamo xiis leh oo ay caalamka oo dhan indhaha ku

Continue Reading »

Qeybta Champions League

Suarez Vs Chiellini, Ziden Vs Ancelotti Iyo Waxyaabihii Kale Ee Wargaysyadu Ka Qoreen Isku Aadka Champions League

Isku aadka champions league ayaa soo saaray kulama adag oo dad badan soo xasuusinaya dhacdooyin dhex maray ciyaartoyada kooxaha isku aaday u ciyaara. Kadib kulamo

Continue Reading »

Champions League Archives

Warbixin Xiiso Leh: Wax Walba Oo Aad Uga Baahantahay Kulamada Iyo Taariikhda Kooxaha Isku Aaday Wareega 8 Dhamaadka
- Mar 17, 2017
Waxa goordhowayd la dhamaystiray isku aadka tartanka xiisaha iyo xamaasada badan ee champions league taas oo soo saartay kulamo aad u adag xiiso gaar ahna leh. Kooxaha isku dhacay ayaa ah ...
Anceloti Vs Zidane, Wenger Out! Sidee Ay Bulshada Twitterku Uga Fal Celisay Isku Aadka Champions League,
- Mar 17, 2017
Atletico Madrid vs Leicester City, Bayern Munich vs Real Madrid iyo Juventus vs Barcelona ayaa ka mid ah kulamada xiisaha leh ee aan dawan doono sidoo kale Borussia Dortmund iyo ...
Deg Deg: Isku Aadka Wareega 8 Dhamaadka Champions League Oo La Sameeyay [Bayern Munich Vs Real Madrid, Juventus Vs Barcelona] Iyo Kulamo Kale Oo Xiiso Leh Oo Kasoo Baxay.
- Mar 17, 2017
Daqiiqado Ka Hor ayaa la soo gabagabeyay xafladii lagu samaynayey isku aadka 8 dhamaadka Champiosn League taas oo ka soctay magaalada Nyon ee dalka Switzerland. Bayern Munich(GER), Juventus(ITA), Atlético(ESP),  Dortmund(GER), Barcelona,(ESP) Leicester(ENG), ...
Warbixin Xasaasi Ah: Maxaa Dhici Doona Hadii Leicester City Ay Ku Guulaysato CL Manchester United-na Europa League?
- Mar 17, 2017
Tartanka afarta sare ee loogu soo baxo Champions League ee gudaha horyaala Premier League ayaa xilli ciyaareedkan meel kulul maraya waxaana 5 kooxood ay ku tartamayaan keliya 3 boos oo ...
Warbixin:Isku Aadka Champions League Oo Ay Saacado Inaga Xigaan Iyo Warbixin Khaas Ah Oo Ku Saabsan+Saadaal Laga Bixiyay Isku Aadka
- Mar 17, 2017
Isku aadka champions league wareegiisa 8 dhamaadka ayaa la qaban doonaa goordhow marka saacada geeska Africa tahay 2 duhurnimo isaga oo lagu qaban doono caasimada Switzerland ee Nyon. Isku aadkan maanta ...
“Waan Ku Raacsanahay Ramos Guusha Barcelona” Gerard Pique
- Mar 17, 2017
Daafaca jooga dheer leh ee kooxda Barcelona ayaa sheegay in uusan haatan ka cadhoonin hadalka saaxiibkiisa qaranka balse cadawgiisa koowaad herka kooxaha ee Sergio Ramos kaas oo hadal ka yidhi ...
Ciyaartooyda Monaco Oo Shaaciyay Kooxda Ay Doonayaan In Ay Ku Aadaan Wareegga 8-da Champion-ka ,Arin La Yaab Leh Ayaa U Sabab Ah
- Mar 17, 2017
Isku aadka wareegga 8-da Champion-ka ayaa la sameynayaa jimcaha marka saacadda geeska afrika ay tahay 2-da duhurnimo Kooxda Monaco oo wareegga 16-ka ku reebtay Man City ayaa haatan qaar ka mid ...
Isagoo La Khushuucsan Bandhigiisii Geesinamda Lahaa Ee Kulankii Leverkusen; Antoine Griezmann Oo Amaan Ugu Qubeeyay Saaxiibkiisa Oblak.
- Mar 16, 2017
Weeraryahanka kooxda Atletico Madrid Antoine Griezmann ayaa sheegay in uusan jirin xiddig ka wanaagsan saaxiibkiis Jan Oblak kaas oo ka ciyaara booska labada birood dhexdiisa. Jan Oblack ayaa xalay si geesinim ...

« Previous PageNext Page »

.

.

%d bloggers like this: