Champions League

NATIIJO TALIYAANI: Chelsea & Roma Oo Ku Kala Baxay Bar Bar Dhac Balse Goolasha Leeyskuma Yareeysan Kulan (6 Gool Ayaa La Iska Dhaliyey)

Macalinka kooxda Chelsea Antonio Conte ayaa qaab ciyaareed cajiib ah kusoo galay sababtoo ah waxaaa uu tababarahaan kusoo galay shax ciyaareed adag , kadib markii

Continue Reading »

Qeybta Champions League

Wax Walba Oo Aad Uga Baahantahay Rikooradii Cajiibka Ahaa Ee Laga Diwaan Galiyay Kulamadii Xalay La Ciyaaray Ee Champions League

Waxa xalay la ciyaaray kulamadii salaasada ee champions league xilli ay kooxo badan gaareen guulo wax ku ool ah kuwaas oo qaab fiican soo bandhigay.

Continue Reading »

Champions League Archives

Hordhac: Barcelona Vs Olympiacos: Blaugrana Ma Taqaano Sida Guul Darooyinka Loogala Kulmo Kooxaha Reer Greece
- Oct 18, 2017
Kooxda Barcelona ayaa Camp Nou ku soo dhawayn doonta kooxda Olympiacos kulan ka tirsan champions league kulankiisii 3-aad ee xilli ciyaareedkan. Barcelona ayaa kulanka u soo galaysa iyada oo bar-bar gashay ...
Hordhac: Benfica Vs Man United: Red Devils Oo Isha Ku Haysa Guusheedii 3-aad Oo Xiriir Ah Champions League
- Oct 18, 2017
Kooxda Man United ayaa u safri doonta garoonka Estádio da Luz iyada oo kulan ka tirsan champions league la ciyaari doonta kooxda reer Portugal ee Benfica. United ayaa kulanka soo galaysa ...
Shaxaha Rasmiga Ah Ee Real Madrid Vs Tottenha,Man City Vs Napoli & Maribo Vs Liverpool
- Oct 17, 2017
Tartanka ugu xiisaha badan yurub ee champions league ayaa mar kale soo laabtay xilli caawa la ciyaari doono kulamo xiiso leh oo aad loo wada sugayo. Kooxda Real Madrid oo ah ...
Shaxda Isku Dhafka Ah Ee Laga Sameeyay Real Madrid Vs Tottenham, Yaa Xiddigaha Ugu Badan Leh
- Oct 17, 2017
Kulan xiiso leh ayay caawa kooxaha Real Madrid iyo Tottenham ku wada ciyaari doonaan Madrid kulan ka tirsan champions league kulankiisii 3-aad. Kooxda Real Madrid ayaa Estadio Santiago Bernabeu u soo ...
DIB U EEGID: Pep Reina & Pep Guardiola Inay Isku Koox Soo Noqdeen, Xidigaha Isku Wadanka Ah & Xogta Qarsoon Ee Xidigaha Kulanka Napoli Iyo Manchester City Caawa
- Oct 17, 2017
Kooxda Manchester City oo bandhig wanaagsan ka sameeysey kubada cagta xilli ciyaareedkaan Pirmer League ayaa caawa wajaheysa kooxda Napoli oo iyada xitaa aan deb yar shidin. Xogta Qarsoon ee Xidigaha Caawa ...
XOGTA QARSOON: Luka Modric , Bale Oo Ka Hor Imaandoonaan Kooxdooda Hore , Ronaldo Iyo Tottenham & Ogaanshaha Xogta Qarsoon Ee Kulanka Tottenham Iyo Real Madrid.
- Oct 17, 2017
Kooxaha Real Madrid iyo Tottenham ayaa caawa wada ciyaarayaan kulan ka tirsan Champipns League,waxana kulankaan loo badinayaa inuu noqondoono mid kamid ah kulamada ugu mhiimsan ee todobaadkaan. Balse warbixintaan waxaa ay ...
CRISTIANO RONALDO VS HARRY KANE: Ka Hor Kulanka Labada Weeraryahan Ee Caawa Isku Dhegan Yaa Goolal Badan, Yaa Safasho Badan & Xog Kale..
- Oct 17, 2017
Kooxaha Real Madrid iyo Tottenham ayaa wada ciyaaridoonaan kulan ka tirsan Champions League caawa waana mid kamid ah kulamada todobaadkaan laga wada sugayo sababtoo ah kooxda Tottenham ayaa qaab ciyaareedka ...
WARBIXIN: Macalin Zidane & Real Madirid Oo Todobaad Adag Ku Jiraan Xidigaha Soo Laabteen & Hadala Heeynta Kulanka Tottenham & Real Madrid
- Oct 17, 2017
Kooxda Real Madrid ayaa todobaadkaan kulan xiiso badan la yeelaneysa kooxda Tottenham ,waxaana kooxda Real Madrid kulankaan laga doonayaa inay dooneyso inay sii wadato bandhiga qaab ciyaareedkeeda wanaagsan ee qaarada ...

Next Page »

.




.




%d bloggers like this: