Afrika

Wiil Uu Dhalay Halyeeygii Reer Brazil Ee Pele Oo Lagu Xukumay 13 Sano Oo Xadhig Ah Kadib Markii Lagu Helay Kiisas Daroogo Dhoofin Iyo Lacag Dhaqid Ah.

Sida ay kusoo warramayso BBC wiil uu dhalay halyeygii reer Brazil ee Pele ayaa isusoo dhiibay Police-ka si uu u mutaysto xadhig 33 sano ah

Continue Reading »

Share on Facebook

Qeybta Afrika

Xidhiidhka Kubadda Cagta Yurub Ee UEFA Oo Sheegay In Ay FIFA Ka Codsan Doonaa In 16 Boos Laga Siiyo Koobka Adduunka Ee 2026-ka.

Xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa doonaya in 16 boos loo kooteeyo qaramaa yurub marka uu sannadka 2026-ka uu dhaqan galo ballaadhinta koobka aduunka

Continue Reading »

Share on Facebook

Afrika Archives

Kadib Guushii Koobka Qaramada Africa; Xulka Qaranka Cameroon Oo Sare U Kac Balaadhan Ka Sameeyay Qiimaynta FIFA Ee Qaramada Aduunka.
- Feb 9, 2017
Xulka qaranka Cameroon ayaa todobaadkii hore lo caleemo saaray koobka qaramada qaaradda Africa kadib waxaana ay gushaasi u sahashay in ay 29 kaalmood kasoo kacaan booskoodii hore balse 10-ka qara ...
Feedhyahankii Reer Morroco Ee Xidhiidhka ‘Shakigu Ku Jiro’ La Lahaa Cristiano Ronaldo Oo Lagu Xukumay Laba Sano Oo Xadhig Ah.
- Feb 8, 2017
Sida ay kusoo warramayso jariiradda Daily Mail; feedhyahankii reer Marroco ee Badr Hari ayaa lagu xukumay laba sano oo xadhiga ah oo uu ku qadan doono Natherlands kadib markii maxkamad ku ...
Tababarahii Hore Ee Chelsea Oo Iska Casilaya Shaqada Macallinimo Ee Xulka Qaranka Ghana Kadib Markii Xulkiisa Wareega Afar Dhamaadka AFCON Lagusoo Reebay
- Feb 7, 2017
Macallinkii hore ee kooxda Chelsea haatana leylinayay xulka qaranka Ghana ninka lagu magacaabo Avram Grant ayaa shaqada xulkaasi si rasmi ah uga tagaya. Masuulka ayaa shaqada macallinimo ee Ghana iska casilaya ...
Afrika: Shaxda Kooxdii Ugu Wanaagsaneyd Tartankii Qaramada Qaarada Afrika Oo Lasoo Saaray Iyo Labo Xidig Oo Chelsea Ah Oo Kasoo Muuqday
- Feb 7, 2017
Tartanka qaramada qaarada Afrika ayaa soo idlaaday waxaana lasoo saaray shax ka kooban 11kii xidig ee ugu wanaagsanaa intii uu tartanku socday. Xulka qaranka CAMEROON ayaa habeen hore 2:1 kaga qaaday ...
Maxaad Ka Og Tahay Tirada Lacageed Ee Cameroon Xalay Qaateen Ka Dib Guushii K/Q Africa Ee Masar , Masarna Imisa Ayaa La Siiyay?.
- Feb 6, 2017
Qaranka Cameroon ayaa xalay ku guuleystay koobka qaramaada afrika ka dib markii ay 2/1 ku garaaceen Masar Waa markii 5-aad ee ay Cameroon ku guuleysanayaan koobka qaramada africa waxaa uuna goolkooda ...
Ka Dib Markii Ay Qaadeen K/Q Africa , Cameroon Kulankooda Ugu Horeeya Koobka Qaaradaha Qarankee Ayay La Ciyaarayaan?.
- Feb 6, 2017
Qaranka Cameroon ayaa xalay ku guuleystay koobka qaramada Africa ka dib markii 2/1 ay ku garaaceen qaranka Masar oo ay finalka wada joogeen Waa markii 5-aad ee ay taariikhdooda ku guuleysanayaan ...
RASMI: Kuma Ayuu Ahaa Xiddigii Ku Guulaystay Ciyaar Wanaaga Koobka Qaramada Africa? Malaha Ma Rumaysan Doonta, 40- Sano Ayuu Dhaafay!!
- Feb 6, 2017
Waxaa caawa si rasmi ah usoo idlaaday koobka qaramada Africa, iyadoona xulka Cameroon ku guulaysteen, waxaana jirtay abaalmarino badan oo la bixiyey. Assam El-Hadary oo ah goolhayah xulka Masar ayaa ku ...
La Yaab: Miyaad Ogtahay Risaastii Cameroon Ku Dhufteen Masar Caawa? 55 Sano Ka Hor Sidaan Oo Kale Itoobiya Ayaa U Toogatay!!
- Feb 6, 2017
Dhacdooyinkii koobkii soo idlaaday ee Africa ayaan bartanka kaga jirnaa, xulka Cameroon ayaa sidoo kalay diiwaanka ku galay inuu Masar shabaqeeda soo taabto ka dib 60 sano oo aan laga ...

Next Page »

.