News By Osman Hassan Ali

Ramos Oo Ka Jawaabay Kooxda U Ciyaaraha Uga Fariisanayo ,Goolkiisii Ugu fiicnaa Abis Ee Uu U Dhaliyo Real Iyo Laacibkii U Yaraantiisa Jeclaa In Uu Ku Daydo.
Sergio Ramos ayaa shaaca ka qaaday in uu doonayo in uu kubadda cagta uu uga fariisto kooxda Real Madrid Arintaan ayuu ku jawaabay ka dib su`aalo ay soo weydiiyeen taageerayaashiisa Twitterka ...
Daawo :Dhacadii Uu Kaarka Cas Ku Qaatay Marouane Fellaini ,Aguero Ayuu Madaxeeyay
Marouane Fellaini ayaa Man United kaarka cas ka qaatay daqiiqaddii 86-aad ka dib markii qalad weyn uu ku sameeyay Aguero Laacibkaas reer Argentina ayuu carqladeeyay xilli laacibkaas uu ka dacwoonayay dhacadaas ...
James Rodríguez Iyo United Oo Lagu Waramayo In Hishiis Afka Ah Wada Gaareen,Lambarkee Loo Xerayaa?.
Qadka dhexe kooxda Real Madrid ee James Rodríguez ayaa lagu waramayaa in hishiiska afka ah uu la gaaray kooxda Man United Don Balon oo Spain ka soo baxda ayaa sheegeysa in ...
Qaranka Somaliya Oo Kulan Adag La Leh Koonfurta Sudan , Lugta Labaad Ee Chan 2018 Ayay Ciyaarayaan
Xulka kubbada cagta soomaaliya oo ku jira diyaar garoowgii u danbeeyey ee ay ugu diyaar garoobayaan kulanka adag ee lugta labaad la cayaarayaan xulka koonfurta suudaan waxa ayna caawa gaareen ...
Messi Oo Maqaarsiib Ku Haya Kooxaha La Ligaha ,Imisa Gool Ayuu Haatan Ku Leeyahay Osasuna?.
Barcelona ayaa guul qaali ah ka gaartay kooxda Osasuna oo ay ku garaaceen 7/1 waxaana laba ka mid ah goolashaas saxiixay Messi Goolashaas ayuu Messi ku gaaray kiisii 33-aad ee La ...
Barcelona Oo 7/1 Ku Bur Burisay Osasuna , Horyaalka Ayay Sedex Dhibic Ku Qabteen Ka Hor Natiijada Kulanka Real
Barcelona ayaa7/1 gool uga talaabsatay kooxda Osasuna , waxa uuna kulankaas ka tirsana wareegga 34-aad ee La Ligaha Waxa ay Barceloan guushaas ku qabteen hoganaka horyaalka oo ay sedex dhibic kaga ...
Shaxda Arsenal Ee Kulanka Leicester City ,Ozil,Sanchez iyo Walcott Ayaa Hogaaminaya
Arsenal ayaa kullan adag waxa ay ku marti gilinayaan kooxda Leicester City waxa ayna baadi goobayaan guul ay gaaraan Arsenal ayaa kulankaas galeysa iyaga oo haatan ku jirta booska 7-aad iyaga ...
Chelsea Miyay Xaqiijisteen Horyaalka Ka Dib Guushii Southampton ,Tababare Conte Ayaa Ka Jawaabay
Tababare Conte ayaa ka hadlay guushii weyneyd ee ay xalay ka gaareen kooxda Southampton , waxa uuna kulankaas ka tirsanaa wareegga 34-aad ee horyaalka Ingiriiska Chelsea ayaa haatan 7 dhibic waxa ...
Maxaad Ka Taqaan Haweenka Ugu Darran Ee Ay Ragga Neceb Yihiin , Shan Talaabo Ayay Ka Fogaadaan.
Haween badan ayaa waxaa ay ka cawdaan marka ay guursadaan ka dib in ninkoodu uu naag kale ka raadsaday ama la guursaday,iyaga oo ku bixiya waqti badan maseer iyo waxyaabo ...
Shaxda Chelsea Ee Kulanka Southampton , Fabregas, Diego Costa, Hazard Ayaa Hogamainaya
Chelsea aya kulan adag  la ciyaareysa goor dhaw kooxda Southampton waxa ayna baadi goobayaan guul si dhibacaha ay ka sareeyaan Tottenhamu u kordhiyaan   SHAXAHA RASMIGA AH EE LABADA KOOXOOD: Chelsea: Courtois; Azpilicueta, David ...

« Previous PageNext Page »

.

.