News By Osman Hassan Ali

Sidee Wax U Gaareen Xalay Gerard Piqué iyo Suarez , Maxuuse Tababre Valverde Ka Yiri Xaaladda Luis ?.
Barcelona ayaana war wanaagsan ka hellin xaaladda Gerard Piqué iyo Suiarez oo ku dhaawacmay kulankii xalay ee looga qaaday Super Cup-ka Real Madrid ayaa laba gool uga badisay Barca oo marti ...
Dib U Eegid: Marco Asensio Oo Sameeyay Dhacdo 7 Sano Ka Hor Uu Real U Dhigay Benzema Ee Kulamada El Clasico
Real ayaa ku guuleystay koobka Super Cup-ka Spain kaasi oo u noqday koodii 10-aad Barcelona ayay laba gool uga qaadeen waxaana kala dhaliyay Marco Asensio iyo Benzema Kulankaan ayaa ahaa lugta 2-aad ...
Sawir: PSG OoKu Jees Jeestay Barcelona ka Dib Guul Daraddii Labaad Ee Clasico , Neymar Ayay U Adeegsadeen
PSG ayaa ku jees jees jeestay Barcelona iyo dhibataada ka qabsatay kulanka El Clasico ee Real Madrid kaasi oo ugu dambeyn Real ku qaaday Super Cup-ka iyaga oo adeegsaday Neymar. Kulankaas ...
Real Madrid Oo Ku Raaxeystay Barcelona , Super Cup-ka -ka Ayay Uga Qaadeen Laba Gool Mujiso Ah Xilli Ronaldo Uu Maqnaa
Real Madrid ayaa Barcelona nasiinada ugu dirtay laba gool oo nadiif ah kuwaasi oo yimid daqiiqadihii 4-aad ee biloowga ciyaarta iyo daqiiqaddi 39-aad ee dhamaadka qeybtaas hore. Goolka 1-aad oo ahaa ...
Muuqaal : Labadii Gool Ee Cajiibka Ahaa Ee Real Madrid Ku Garaaceen Barcelona Kuna Qaadeen Super-ka
Real Madrid ayaa ku guuleystay koobka Super Cup-ka Spain waxa ayna laba gool ku garaaceen kooxda Barca oo marti ugu aheyd lugta 2-aad ee tartankaas Real ayaa ku badisay goolal ah ...
Dib U Eegid : Ka Dib Goolkiisa Barcelona Marco Asensio Oo Rikoor Cusub Taariikhina Ah Ku Soo Kordhiyay Keydka Real Madrid
Marco Asensio ayaa gool gantaal ah oo muddo ay xasuusnaan doonaan taageerayaasha Barcelona waxa uu ka dhaliyay shabaqa goolhaye Ter Stegen . Kulankaan ayaa ka tirsnaa lugta 2-aad ee tartanka Super ...
Daawo : Marco Asensio Oo Gool Muddo Ay Xasuusan Doonaan Taageerayaasha Barcelona Ku Hubsaday Shabaqa Ter Stegen . ,Gantaal Ayuu Ahaa
Marco Asensio ayaa gool gantaal ah oo muddo ay xasuusnaan doonaan taageerayaasha Barcelona waxa uu ka dhaliyay shabaqa goolhaye Ter Stegen . Daqiiqaddii 4-aad ayuu gool gantaal ah oo uu meel ...
Chelsea Oo Dalab Aysan Arsenal Soo Diidi Karin Ka Geysay Saxiixa Chamberlain , Imisa Ayuu Gaarayaa ?.
Chamberlain ayay wararka badan tilmaamayaan in uu ka huleelayo kooxda Arsenal ee ka dhisan waqooyiga London Chelsea oo laacibkaas dooneysa ayaa haatan la xusayaa in ay ka geeyeen dalab cusub si ...
Sergi Roberto Oo Barcelona Uga Dusaya Sidii Nemar Oo Kale ,United Waa Diyaar Ah , Hal Arin Ayaana Ku Qasbeysa In Uu Baxsado .
Ilo wareedyo ay qorayaan saxaafadda Spain ayaa sheegaya in Man United diyaar buuxa u yihiin in ay bixiyaan qiimaha lagu bur burin karo hishiiska Sergi Roberto ee Barcelona waa haddii ...
Liverpool Oo War Ka Heshay Badelka Coutinho Ee Lorenzo Insigne,Napoli Ayaa Farriin U Soo Dirtay .
Kooxda Liverpaol ayaa si dhab ah u baacsaneysay saxiixa xiddiga kooxda Napoli ee Lorenzo Insigne iyaga oo baadi goobaya in ay helaan xagaagaan Laacibkaas sidoo kale ay gadaal dambe baacsigiisa ugu ...

Next Page »

.





=




=



.