News By Jamuuni

SAWIRO: Taageeriyaasha Manchester United Oo Aan U Haayo Fariin Farxad Ah Kadib Markii Xidig Muhiim Oo Ka Dhaawacnaa Lagu Arkay Liiska Swansea City
Manchester United ayaa ku farxeeysa inay helaan ciyaaryahan Juan Mata kaasi oo wax badan ka maqnaa kooxdiisa. Xidigaan ayaa qaab ciyaareed cajiib ah ku qaatay kooxdiisa Manchester United balse waxaa uu ...
DIB U EEGID: Haddii Uu Ancelotti Ku Guuleeystay Bundesliga , Ogoow Waxa U Sameeyey Thomas Tuchel Oo Aan Ka Dhicin Germany
Kooxda Bayern Munich ayaa xaley ku guuleeysatay tartanka Bundesliga waxaana ay qaaday markii shanaad oo xiriir ah. Sidoo kale kooxda Macalin Carlo Ancelotti ayaa noqday macalinkii ugu horeeyey ee afar kamid ...
DAGAAL : Liverpool Oo Kusoo Biirtay Loolanka Loogu Jiro Ciyaaryahan Ay Chelsea Ku Bedelan Rabto Diego Coasta
Kooxda Liverpool waxaa ay kusoo biirtay loolanka loogu jiro ciyaaryahanka kooxda Everton Ee Lukaku kaasi oo damacsan in Chelsea ay dib u iibsato. Xidigaan ayaa qaab ciyaareed cajiib ah ka sameeyey ...
CABSI WEEYN: Waa Maxay Sababta Uu Messi U Diidanyahay Heshiis Kordhinta , Koox Ka Dhisan Primer League Ayuu Ku Wajahanyahay?
Weeraryahanka kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa macquul ah inuu ka tago kooxda BArcelona ee uu ku biiro kooxda ka dhisan horyaalka England Primer League. Macalin Pep Guardiola oo Messi afar sano ...
DHIBAATO: Real Madrid Oo Fursad U Aragta Dhaawacyada Atletico Madrid & Simeone Oo Xilli Ciyaareedkaan Ka Dhaawacmeen 18 Ciyaaryahan
Kooxda Atelico Madrid ayaa xilli ciyaareedkaan ka dhaawacmeen ciyaaryahano badan waxaana ay kooxdaan dhaawac ku weeysey xilli ciyaareedkaan 18 ciyaaryahano. Kooxda uu hogaamiyo Macalin Simeone ayaa dareensan inay ku dhibaatooneysa maqnaanshaha ...
SUUQA: Jose Mourinho Ma Quusto ”Dib Ayuu Ugu Laabtay Wada Hadalka Ciyaaryahanka Monaoc U Sharaxa Kubadaha
Kooxda Manchester United ayaa dib ugu soo laabatay loolanka iyo sidoo kale dagaalka ay ugu jirtay kubadsameeyaha kooxda Monaco Bernardo Silva. Sundery Express ayaa ku warameysa in kooxda Monaco oo hada ...
DAGAALKA SUUQA: Arsenal Oo Dagaal Xoogan La Gelidoonta Labada Manchester Mid Kamid Ah Daafac Muhiim Ah Ayeyna Isku Heeystaan
Kooxda Arsenal ayaa xiiseeyneysa soo qaadashada ciyaaryahanka ay aad u bartilmaameeysaneyso kooxda Manchester City ee Virgil van Dijk. Xidigaan ayaa laga yaabaa in kooxda Southampton laga soo iibsado waxaana ciyaaryahankaan macquul ...
WARAKA SAAKEY & SUUQA KALA IIBSIGA: Chelsea, Joe Hart , Manchester United , Mourinho & Waxyaabaha Ugu Muhiimsan Suuqa
Subax wanaagsan dhamaan aqristiyaasheena kusoo dhowaada wararkii ugu dambeeyey saakey suuqa kala iibsiga ciyaartooyda. Kooxo waa weeyn oo ka dhisan qaarada Yurub ayaa damacsan inay xidigo wada qaataan halka kuwa kale ...
EVERTON VS CHELSEA; Ma Noqondoonaa Everton Kooxdii Seddexaad Oo Chelsea Ka Badisa Kulamada Martida Kadib Manchester United & Liverpool?
Kooxda Chelsea ayaa dooneysa inay sii wadato hogaanka horyaalka England Primer League ,waxaana ay kooxdaan kusoo dhowaaneysaa hanashada horyaalka Primer League. Everton ayey kulankaan la dheelayaan waxaana kooxda Evrton kulankaan ka ...
Wax Waliba Oo Aad Ugu Baahantahay Manchester United VS Swansea City & United Oo Rikoor Diyaar U Ah
Manchester United ayaa maanta duhurnimo kulan xiiso badan la dheelidoonta kooxda Sawnasea xilli Macalin Jose Mourinho iyo wiilashiisa ay doonayaan inay iska ilaaliyaan guuldaro maadaama ay dhaawacyo la dhibaatoonayaan. Manchster United ...

« Previous PageNext Page »

.

.