MAQAAL: Maxaa Ka Qaldan Real Madrid, Zidane Oo Laga Rabo Inuu Go’aan Ka Qaato BBC, Xalka Real Madrid & Afar Su’aalood Oo Leeyska Weydiinayo Real Madrid OO 222 Maalmood Aan Helin BBC,,

Real Madrid ayaa dhibaato badan ka heeysata dhanka weerarka sababtoo ah waxaa ay kooxdaan ku dhibaatooneysaa inay qaab ciyaareed cajiib ah kusoo bandhigayaan kulamada  wada ciyaarayaan weerarayahanadeeda, waxaana macquul ah in xiddigahaan aan la helidoonin.   Share on Facebook
WARBIXIN: Beddelka Suarez Ee Kooxda Barcelona Oo U Taagan Shan Xiddig Ee Uu Ku Jiro Icardi, Messi Oo Aan Weli Joojin Far Gelinta Arinta Suarez & Macalinka Kooxda, Real Madrid Oo Sabab U Noqonkarta Ka Tegistii Neymar Ee Kooxda Barcelona & Warar Kale…

Macalinka kooxda Barcelona ayaa ugu dambeeyn qaadandoona go’aankii ugu dambeeyey oo ah inuu gabi ahaanba kooxda safkeeda koowaad kasaaro Luis Suarez oo xilli ciyaareedkaan qaab ciyaareedkii ugu hoseeyey ku jira ,waxaana xiddigaan laga yaabaa in kooxda Barcelona ay bedelkiisa raadiso.…
WARBIXIN XASAASI AH: Kareena Kapoor VS Priyanka Chopra: Yaa Hor Bilaabay Filim-Jilista, Biladaha Ay Kala Heystaan, Filimada Ay Kasoo Wada Muuqdeen, Inay Hal Atoore Jaceyl La Sameeyeen & Xog Isbar bar dhig Oo Ku Saabsan Labadaan Atariisho.

Waa laba atariisho oo magac ka sameeyeen Bollywood-ka, waa laba shaqsi oo muuqaal soo jiidasho leh , wax badan ayey Bollywood-ka ku jireen,waxaana ay sameeyeen filimaan badan oo ay kasoo wada muuqdeen iyo kuwa ay si gaar ah usoo sameeyeen.…
MAQAAL: Da’da Messi, Barcelona Oo Bilowday Qaabkii Ay Kaga Maarmi Lahayd Messi, Ma Dhicin In Messi La Nasiyo Si Kulanka Kale U Ciyaaro , Arimaha Heshiis Kordhinta & Wax Badan Oo Ku Saabsan Xaalada Cusub Ee Barcelona & Lione Messi

Kooxda Barcelona ayaa todobaadkii lasoo dhaafay kursiga keydka gelisay ciyaaryahan Lionel Messi , sababtoo ah Barcelona oo Juventus inay kursiga keydka geliso Messi waxaa loo arkaa in sheekada ay tahay sheeko ay Barcelona tijaabineysa sidii ay u socon lahayd la’aanta…
Maaqaal: Inuu Yahay Ciyaaryahan Abaalmarinadiisa Deeq Ahaan U Bixiyey , Inuu Yahay Xiddig Dhiig Shuba, 5Million Inuu Ugu Deeqay Dadkii Dhul-gariirka Saameeyey 2015, Iskuulo Inuu Dhisay & 10 Waxyaabood Oo Cristiano Ronaldo Kaga Duwan Yahay Ciyaartooyada Kale…

Weeraryahanka kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo oo horey usoo maray  kooxaha kala ah Manchester United , Sporting Lispon iyo kuwa kale waxaana xidigaan uu kamid yhay shaqsiyaadka guulaha ugu waa weyn ka gaareen kubadda cagta.   Share on Facebook