News By Abdi Weli Aadan

DEG-DEG: Kooxda Liverpoo Oo Dalab Rasmi Ah Ula Tagtay Kooxda Lazio Weeraryahan Ayay Ka Doonayaan
Kooxda Liverpool ayaa lagu soo waramayaa in ay mar kale ku laaban doonto caasimada dalka Italy ee Rome iyada oo markan xiddig ka doonaysa kooxda Lazio ee ka dhisan isla ...
Ciid Mubaarik: Khadka Dhexe Ee Kooxda Roma Radja Nainggolan Oo Noqday Xiddigii Ugu Horeeyay Ee Muslimiinta Adduunka Ugu Hambalyeeya Ciidul Fidrida
Xiddiga khadk dhexe ee xulka qaranka Belguim iyo kooxda Roma ee Radja Nainggolan ayaa noqday xiddigii ugu horeeyay ee dadka muslimiinta ee taageera kooxda Roma ah ugu hamblayeeyay cusharhada ciidsa ...
Muuqaal: Dhalasho Wacan Lionel Messi Daawo Guulaha Uu Argentine Iyo Barcelona La Gaaray 30-kii Sano Ee U Ciyaarayay
Lionel Messi ayaa maanta noqday 30 jir isaga oo dhamaystay sanado badan oo uu guulo iyo farxad la soo qaatay kooxdiisa Barcelona iyo Xulka qarankiisa Argentine. Messi ayaa noloshiisa ciyaareed guulo ...
Ac Milan Oo Damacsan Qorshe Ay Goolhayeheeda Gianluigi Donnarumma Kooxda Ugu Sii Hayn Lahayd Muddo Dheer
Kooxda Ac Milan ayaa si Ba,an u doonaysa in ay sii Haysato Goolhayeheeda da,yaka ah ee Gianluigi Donnarumma heshiis cusunna ka saxiixato. Wargayska Corriere dello Sport ayaa sheegaya in a wax ...
Sawir:Wajiga Jurgen Klopp Oo Ka Soo Muuqday Jilibka Alexandre Pato Laakiin Siday U Dhacday?
Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa sameeya waxyaabo dad badan la yaabaan oo ay tahay xamaasada waaliada ah ee uu muujiyo kulamada. Klopp ayaa sidoo kale caan ku ah in ...
Xasaasi: Dani Alves Oo Durba Qorshaynaya In Uu Kooxda Man City Ku Soo Jiido Xiddig Juventus Ah
Daafaca reer Brazil ee Dani Alves ayaa ku sii dhowaanaya in uu ku biiro kooxda Man City kadib markii ay Kooxda Juventus kansashay Heshiiskiisii. The Bianconeri ayaa dhowaan ku dhawaaqday in ...
Miyuu Waashay: Marco Verratti Oo Shardi Waali Ah Oo Aan Macquul Ahayn Ku Xiray PSG Hadii Ay Doonayaan In Uu Sii Joogo
Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Paris Saint-Germain Marco Verratti Ayaa shardi waalan ku xiray kooxdiisa Paris Saint-Germain Hadii ay doonayaan in uu kooxda sii joogo xilli ciyaareedka dambe. 24 jirkan reer Italy ...
Warbixin: Goolasha,Guulaha,Iyo Waxwalba Oo Aad Uga Baahantahay Nolosha Ciyaareed Ee Lione Messi
Xiddiga 1-aad ee xulka qaranka Argentine iyo Kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa maanta gaaray da,diisa 30 jirka iyada oo maanta ku beegan 24 bisha june 2017. Wargayska Daily Star ayaa ...
Wakhtiga Ay Roma Dhamaystiri Doonto Saxiixeedii Labaad Ee Xagaaga Oo La Ogaaday
ilo Wareedyo badan ayaa sheegaya in kooxda Roma dhamaystiri doonto saxiixeedii labaad ee xagaaga 48 saacadood ee soo socda iyada oo la soo wareegi doonta xiddiga garabka daafaca uga ciyaara ...
Muuqaal: Wooow Daawo 50-kii Gool Ee Ugu Caansanaa Ee Aan La iloobi Doonin Ee Laga Dhaliyo Garoomada Kubada Cagta Xiddigo Qiimo Leh Ayaa Dhaliyay
Kubada cagta ayaa waxa kulan kasta laga dhaliyaa gool gala taariikhda kubada cagta isaga oo taageerayaal badan qalbigooda ku reeba xusuus xun ama fiican. Waxa jira halyeeyo bari hore soo afjaray ...

Next Page »

.

.