News By Mustafa Atam

Safafka Rasmiga Ah Ee Bayer Munich Vs Arsenal: Arsene Wenger Oo Petr Cech Kalsooniada Kala Laabtay Iyo Mesut Ozil OoWali Safka Arsenal Kasoo Muuqda
Kooxda Bayer Munich ayaa goor dhow dhigeeda Arsenal kusoo dhawaynaysa Alianz Arena kulan ka tirsan lugtii 1aad ee wareega 16ka Championd League. The Gunners ayaa Munich u safraysa iyada oo xilli ...
Antonio Conte Oo Ku Riyoonaya Inuu Mar Chelsea Keeno.Xidig Ka Tirsan Koooxda Juventus, Ma Ahan Dyabala!!
Tababaraha kooxda Chesea ayaa mar kale lala xiriirin xidig ka tirsan kooxdii uu horay usoo maamulay ee Juventus. Antonio Conte ayaa horay loola xiriirinayay xidigo.ka tirsan isls kooxdaasi waxaana xagaagii lasoo ...
Maxaad Ka Ogtahay Kooxdii Arsenal Ee Ugu Danbaysay Kuwaasi Oo Wareega 16ka UCL Dhaafa? Ileyn Todobo Sano Wareegan Kama Aysan Gudbin Ciddu!
Kooxda Arsenal ayaa caadeysatay beryahan danbe in lagu reebo wareega 16ka ee Champions League mana aysan u gudbi jirin wareega sideed dhamaadka ee tartankan. The Gunners ayaa wareega 16ka waxay ku ...
Fadeexo+Sawir: Weeraryahankii Horay Uga Soo Ciyaaray Horyaalka Ingiriiska Oo Lagu Eedeyay Arin Anshax Ciyaartoyda Imaaraadka Ka Baxsan
Ururka kubada cagta ee wadanka Imaaraadka ayaa weeraryahankii hore ee Sunderland iyo xulka qaranka Ghana ninka laguagacaabo Asamoah Gyan ku eedeeyay inuu timaha i jartay si ka baxsan anshaxa maadaama ...
Warbixin: Maxaad Ka Ogtahay Kooxaha Waaweyn Ee Horyaalka Ingiriiska Iyo Koox Kastaba Xidiga Ugu Shaqada Badnaa Intii Horyaalku Socday
Horyaalka ingiriiska ayay ka hadhay 13 kulan waxaana la ciyaaray wadarta 25 kulan iyada oo la isku diyaarinayo in usbuuca soo socda la ciyaaro wareega 26aad. Kooxda Chelsea ayaa hogaanka haysa ...
Isku Dhafka Shaxda Laga Sameeyay Kooxaha Arsenal Iyo Bayer Munich Oo Habeen Danbe Fooda Is Daraya
Kooxda Arseanal ayaa habeen danbe booqanaysa Alianz Arena kulan ka tirsan wareega 16ka ee Champions League. Shabakada Daily Star ayaa soo saartay shax isku dhaf ah oo laga sameeyay kooxaha Arsenal ...
Line Upka Rasmiga A ee PSG Vs Barcelona: Andreas Iniesta Oo Kusoo Bilowday Iyo Rakitic Oo Keydka Fadhiya
Kooxda PSG ayaa dhigeeda Barcelona kusoo dhaweynaysa garoonka Parc Des Princes kulan ka tirsan wareega 16ka ee Champions League. Labada macallin ee Unai Emery iyo Luis Enrique ayaa soo xushay safkooda ...
Kormeer: Lix Baal Danbeed Oo Ay Tahay Inuu Midkood Jurgen Klopp Lasoo Saxiixdo Si Uu Dhibaatada Liverpool U Xaliyo
Koxda Liverpool ayaa booska daafaca danbe ka jiifta walow uu James Milner si fiican u buuxiyo hadana dhibaatada ma sahlana hadii uu maqnaadana majirto cid buuxisa. Alberto Moreno maahan wiil ...
Steven Gerrard Oo Soo Xushay Afarta Kooxood Ee Champions League Usoo Bixi Doona Iyo Arsenal Oo Aan Ku Jirin
Halyeeygii Hore ee kooxda Liverpool Steven Gerrard ayaa soo xushay afarta kooxood oo uu aaminsanyahay inay ku dhameeysan doonana afarta kaalmood ee ugu horaysa horyaalka Ingiriiska. Steven Gerrard ayaa afartan kooxood ...
Gareth Bale Oo Real Madrid Usoo Laaban Kara Kahor Kulanka Napoli Ee Champions League
Tababare Zenadidne Zidane ayaa markii ugu horaysay u yeedhaya Gareth Bale tam iyo bishii November waxaana macquul ah inuu xidigu kulankan Napolo ee Champions League safan karo. Kooxda Real Madrid oo ...

« Previous PageNext Page »

.

.