Tuesday 21 November, 2017

TAXANAHA PREMIER LEAGUE:- Natiijada Kulamadii Usbuucan Laga Ciyaaray Horyaalka, Rikooradii Laga Diiwaan Geliyay, Dooda Kaarkii Roosaha Ahaa Ee Sadio Mane Iyo Weliba Dhacdooyin Xiiso Leh

Asalaamu Caleykum Waraxmatullaahi Tacaallaa Wabarakaatu. Akhristayaasha sharafta lahoow kusoo dhawaada barnaamijkeenii usbuuclaha ahaa ee TAXANAHA PREMIER LEAGUE oo aanu idinla socodsiin jirnay isniin kasta oo la ciyaaro kulamada horyaalka Ingiriiska [...]

TAXANAHA PREMIER LEAGUE:- Kulamadii Horyaalka Laga Ciyaaray Usbuucan, Rikoorada La Diiwaan Geliyay, Shaxdii Kooxda Ugu Fiicneyd Usbuucan Ee BBC Sport Iyo Dhacdooyin Kale Oo Xiiso Leh

Asalaamu Caleykum Waraxmatullaahi Tacaallaa Wabarakaatu. Akhristayaasha sharafta lahoow kusoo dhawaada barnaamijkeenii usbuuclaha ahaa ee TAXANAHA PREMIER LEAGUE oo aan idinla socodsiin jirnay isniin kasta oo la ciyaaro kulamada horyaalka Ingiriiska [...]

TAXANAHA FAAQIDAADA SUUQA: Laba Xidig oo Man United Ka Dhigi Doona Mucjiso Aan La Qaban Karin, Sadex Sababood oo ay Barcelona Ugu Saxsantahay Ceyrsashada Veratti, Bedelka Tottenham Ee Kyle Walker, Waxa ay Bakayoko Iyo Rudiger Kusoo Kordhin Karaan Chelsea, Iyo Weliba Qodobo Kale Oo Xiiso Leh.

Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatuhu dhamaan akhristayaasheena sharafta lahoow Maalin Wanaagsan meel kasta oo aad dunida daafaheeda ka joogtaan. Kusoo dhawaada barnaamijkeenii usbuuclaha ahaa ee TAXANA FAAQIDAADA SUUQA oo uu usbuuc [...]

TAXANAHA FAAQIDAADA SUUQA: Muxuu Romelu Lukaku Kusoo Kordhin Doonaa Manchester United? Waa Kuma Weeraryahanka Ay Isku Dagaalayaan Kooxaha Liverpool Iyo Tottenham? Sadex Saxiix Oo Chelsea U Furan Si Ay Uga Maaranto Lukaku Iyo Qodobo Kale Oo Aad U Xiiso Badan

Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatuhu dhamaan akhristayaasheena sharafta lahoow Maalin Wanaagsan meel kasta oo aad dunida daafaheeda ka joogtaan. Kusoo dhawaada barnaamijkeenii usbuuclaha ahaa ee TAXANA FAAQIDAADA SUUQA oo uu usbuuc [...]

TAXANAHA FAAQIDAADA SUUQA: Muxuu Kovacic Kusoo Kordhin Karaa Manchester United? Sidee Ayay Noqon Karaan Safafka Liverpool Iyo Manchester City Hadii Ay Lasoo Wareegaan Dhamaan Xidigaha Ay Xiiseynayaan, Sida Ay Chelsea U Kharash Gareyn Karto £200 Milyan Ee Loo Qoondeeyay Iyo Qodobo Kale Oo Xiiso Leh

Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatuhu dhamaan akhristayaasheena sharafta lahoow Maalin Wanaagsan meel kasta oo aad dunida daafaheeda ka joogtaan. Kusoo dhawaada barnaamijkeenii usbuuclaha ahaa ee TAXANA FAAQIDAADA SUUQA oo uu usbuuc [...]

Kooxda Chelsea Oo Diirada U Jeedisay Xidiga FC Porto Ew Alex Telles

Kooxda Chelsea ayaa lagusoo waramayaa inay dalab ka gudbinayaan xisiga kooxda Porto wiilka lagu magacaabo Alex Telles xilli ay ka cabsi qabana in Alex Sandro ay ka afduubato kooxda Juventus. Waxaa la sheegay in kooxda Chelsea ay dhigeeda Juventus [...]

Heshiis La Gaaray: Alvaro Morata Oo Heshiis La Gaaray Kooxda Man United Iyo Wararkii Ugu Danneeyay Ee Xidigan Kasoo Cusboonaada

Weeraryahanka kooxda Real Madrid ee Alvaro Morata ayaa lagusoo waramayaa inuu qarka u saaranyahay ku biiritaanka kooxda Manchester United kadib heshiis.uu la gaaray kooxdaasi. Morata ayaa usbuucyadii ugu danbeysay aad loola xiriirinayay kooxda [...]

Xaasaasi: Maxaa Kasoo Kordhay Xaaladii Cristiano Ronaldo Iyo Rel Madrid? Miyuu Sii Joogayaa Mise…. Isgaa Ayaaba Ka Hadlaya

Weeraryahanka kooxda Real Madrid ahna kabtanka xulka qaranka Boortaqiiska ninka lagu magacaabo Cristiano Ronaldo ayaa lala xiriirimayay inuu faaruqin doono booska uu kuleeyahay Santiago Bernabue kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya inay [...]

Latest:- Kooxda Roma Oo Saxiix Weyn Sameysay, Lyon Oo Xidig Kale Ku Dhawaaqday, PSG Oo Iyaduna Laacib Heshiis La Gaadhay, Juventus Oo Xidig Man United Ah U Dhaqaaqday Iyo Shanqartii Ugu Dambeysay Ee Kasoo Yeerta Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda

Fiidnimo wanaagsan dhamaan akhristayaasha sharafta leh ee ku xiran shabakadeena kooxda.com kusoo dhawaada wararkii ugu danbeeyay ee laga qoro suuqa kala iibsiga ciyaartoyda iyo wararka xanta ah oo haatan dabka laga soo qaaday. Roma Oo Lasoo [...]

Kooxda Arsenal Oo Usheegtay Lyon Lacagta Ay Kula Wareegayaan Alexandre Lacazete, Imisa Ayay Dhaheen?

Kooxda Arsenal ayaa maalmahan danbe aad loola xiriirin xidiga kooxda Lyon ee Alexandre Lacazete kaasi oo la filayo inuu xagaagan ka huleelo cariga Faransiiska. Wararkii ugu danbeeyay ee kasoo cusboonaada xidigan ayaa sheegaya in Gunners ay diyaar [...]

Kooxda AC Milan Oo Si Amaah Ah Ulasoo Wareegtay Xidig Ka Tirsan Kooxda Sunderland, Ogoow Waa Kuma?

Kooxda AC milan ayaa suuqa ku jirta aiyada oo damacsan inay si weyn isku dhisto isla markaana ka adeegato suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee xagaagan. Xisigo tiro badan ayaa lala xiriirinayaa kooxda AC Milan balse weli heshiisyo miro dhal weli [...]

Whispers: Henry Onyakeru, Theo Hernandez, Tammy Abraham Iyo Dhamaan Tobamka Xidig Ee Saacadihii U Danneeyay Loogu Hadal Haynta Badanyahay

Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee xagaagan ayay dhamaan kooxaha yurub u dukaamaysanayaan waxaana isa soo taraya wararka xanta ee laga qorayo xidigaha aadka loo xiiseynayo. Xidigaha heshiiskoodu dhamaadka yahay, xidigaha aan heshiiskoodu weli [...]

Maxaa Kasoo Cusboonaaday Dalabkii Ay Kooxda Liverpool Ka Gudbisay Xidiga Kooxda RB Leipzig Ee Naby Keita? War Fresh Ah Ayaan Idiinka Haynaa

Xidiga kooxda RB Leibzig ee Naby Keita ayaa la sheegay inuu heshiis shakhsi la gaaray kooxda Liverpool, waa sida uu sheegayo khabiirka reer German ee Lee Price. Saaka ayay aheyd markii uu Saxafiga reer talyaani Gabriele Marcotti uu sheegay in [...]

Deg-deg: Kooxda Barceloma Oo Si Rasmi Ah Ulasoo Wareegtay Xidig Iyaga Horay Uga Tirsanaa

Wararka haatan kasoo baxaya caasimada labaad ee wadanka Spain ayaa sheegaya inay kooxda Barcelona.si rasmi ah ulasoo wareegtay Gerard Deolufue. Boga rasmiga ee Barcelona ayaa lagu sheegay inay kooxda Barceloma soo ceshatay xidigeedii hore ee [...]

Xog: Istaatiko Muujinaysa In Alvaro Morata Uusan Kooxaha Waaweyn Shabaqooda Aad Usoo Taabanin! Miyay Tahay Inay Arintan Jamaahiirta Man United Ka Welwelaan?

Kooxda Manchester United ayaa usii dhawaanaysa saxiixa weeraryahanka kooxda Real Madrid ee Alvaro Morata. Aduun gaaraya £60 Milyan ayay shayaadiinta cascas xidigan ku doonayaan. Alvaro Morata laftiisa ayaa la filayaa inuu Madrid ka tago kadib [...]

Kooxda Chelsea Oo Qarka U Saaran Inay Lasoo Wareegto Xidig U Ciyaara Naadiga Roma, Xataa Wakiilkiisa Ayaa London Yimid

Kooxda Chelsea ayaa lasoo werinayaa inay wada hadal kula jiraan daafaca u ciyaara naadiga Roma waa ninka lagu magacaabo Antonio Rudiger. War sidaha Gianluca Di Marzio ayaa sheegaya in walaalka xidigan heerka caalami ee jarmalka ah iyo wakiilkiisu [...]

Weeraryahan Chelsea Ka Tirsan Oo Si Rasmi Ah Ugu Biiray Koox Ka Dhisan France, €10 Milyan Ayuu Ugu Wareegay

Kooxda ka dhisan wadanka France ee Lyon ayaa dhameys tirtay saxiixa weeraryahanka kooxda Chelsea ee Bertrand Troare. Troare wuxuu Chelsea kusoo biiray sanadkii 2013kii isaga oo markaasi jira 18 sano wuxuuna mudadaasi u saftay kaliya 10 kulan. Sadex [...]

Xaaska Alvaro Morata Oo Baasiin Kusii Shubtay Wararkii Xidigan La Xiriirinayay Kooxda Manchester United, Miyuu Ku Biirayaa Man United?

Aaska Alvaro Morata ayaa laga helay xogtii ugu weynayd ee ku saabsaneyd Alvaro Morata kaas oo ku biiraya kooxda Manchester United. Arintan ayaa cadeyn u ah inuu weeraryahanka reer Spain usii jeedo jidka old Trafford. 24 Jirkan ayaa 20 gool u [...]

TAXANAHA FALANQEYNTA SUUQA: Muxuu Mohamed Salah Kusoo Kordhin Karaa Liverpool? Yaa Bedelaya Ronaldo Hadii Uu Ka Huleelo Real Madrid? Sadex Saxiix Oo Haday Barcelona Sameyso Ka Saacidi Kara Champions League Iyo Qodobo Kale Oo Aad U Xiiso Badan

Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatuhu dhamaan akhristayaasheena sharafta lahoow Ramadaan Mubarak meel kasta oo aad dunida daafaheeda ka joogtaan. Kusoo dhawaada barnaamijkeenii usbuuclaha ahaa ee TAXANA FAAQIDAADA SUUQA oo uu usbuuc [...]

TAXANAHA FALANQEYNTA SUUQA: Mustaqbalka Kelechi Iheanacho, Duulaanka Barcelona ee Hector Bellerin, Shanta Xidig Ee Ugu Waaweyn Kuwaasi Oo Heshiiska Saxiixooda Lagu Guul Dareystay, Iyo Qodobo Kale Oo Xiiso Leh

Asalaamu caleykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu. Akhristayaasha sharafta lahoow kusoo dhawaada barnaamijkeena Falanqeynta Suuqa ee usbuucan oo aynu kusoo qaadan doono qodobo xiiso leh. Barnaamijkeena ayaynu usbuuc kasta ku faaqidnaa taxliilaadka [...]

TAXANAHA PREMIER LEAGUE:- Farxadii Liverpool, Niyad Jabkii Arsenal, Shaxda Kooxdii Xilli Ciyaareedkan Ugu Fiicanneyd EPL, Maca Salaameyntii John Terry Iyo Dhacdooyin Xiiso Leh

Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu Akhristayaal Meel Walba oo aad ku suganyihiin waa Mustafe Atam iyo Barnaamijkii usbuuclaha ahaa ee TAXANAHA PREMIER LEAGUE. Barnaamijkan ayaad aalaaba la socotaan maalinta isniinta ah usbuuc kasta [...]

TAXANAHA PREMIER LEAGUE: Dabaal Degii Chelsea, Hull City Oo Maca Salaamaysay Horyaalka Heerka Koowaad, Taageerayaasha Arsenal Oo Soo Dhaweeyay Europa League, Rikooradii Laga Diiwaan Geliyay Horyaalka Usbuucan, Afar Tababare Oo Horyaalka Hantay Xilli Ciyaareedkoodii Koowaad Iyo Hal-xiraalaha Usbuuca

Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu Akhristayaal Meel Walba oo aad ku suganyihiin waa Mustafe Atam iyo Barnaamijkii usbuuclaha ahaa ee TAXANAHA PREMIER LEAGUE. Barnaamijkan ayaad aalaaba la socon jirteen maalinta isniinta ah usbuuc [...]

Dad Weynaha Reer Chile Oo Abaabulaya Mudaharaad Ay Ku Dalbanayaan In Alex Sanchez Isaga Tago Arsenal Kadib Xasuuqii Alianz arena

Shacab weynaha ku dhaqan wadanka Chile oo uu ka dhashay Alex Sanchez ayaa abaabulaya mudaharaad ay uga soo hor jeedaan in xidigooda ugu wanaagsan uu u ciyaaro koox Arsenal oo kar ah. Saxaafada Chile ayaa lagusoo waramayaa inay sheegayaan warar [...]

Tababare Arsene Wenger Oo War Cusub Kasoo Saaray Mustaqbalkiisa Arsenal, Miyuu Sii Joogayaa Odaygu Mise..?

Tababaraha kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa lagu waday inuu dhamaadka xilli ciyaareedkan isaga tago shaqada tababarenimo ee kooxda Arsenal balse taasi ayaa u muuqata mid aan suurto gal aheyn. Tababare Arsene Wenger oo saxaafada la hadlaya [...]

Xasuuqii Abid Ugu Xumaa Oo Caawa Arsenal Loo Gaystay, Bavarians Oo Awoodooda Muujiyay Iyo Gunners Oo Mar Kale Wareega 16ka Rajo Xun Ka Qabta

Ciyaar u dhaxeysay kooxaha Bayer Munich iyo Arsenal ayaa goor dhaweyd kusoo idlaatay Alianz Arena kulan katirsanaa lugtii 1aad ee wareega 16ka Champions League. Natiijada Ciyaarta ayaa kusoo idlaatay 5:1 ay kooxda Arsenal si xun ugu xasuuqday [...]

Dib-U-Eegid+Rasmi: Maxaad Ka Ogtahay Laba Rikoor Oo Caawa Laga Jabiyay Sir Alex Ferguson? Anceloti Iyo Wenger Ayaa Taaariikh Cusub Champions League Ka Dhigtay

Tabanarihii hore ee kooxda Manchester United Sir Alex Ferguson wuxuu ahaa macallin rikooro badan ku leh horyaalka ingiriiska iyo qaarada yurub. Caawa waxaa macallin Ferguson laga jabiyay labo rikoor oo kala duwan waxaana labadaasi rikoor ka [...]

Maxaa Kasoo Cusboonaaday Mustaqbalka Diego Costa Ee Chelsea? Miyuu Se Qandaraas Cusub Saxiixayaa?

Weeraryahanka kooxda Chelsea ayaa lagusoo waramayaa inuu iska diiday inuu China u dhaqaaqo xagaagan wuxuuna heshiis cusub oo shan sano ah u saxiixayaa kooxda Cheslea. Weeraryahanka ayaa biyo qabow ku shubay wararkii xanta ahaa ee kooxaha kala [...]

Safafka Rasmiga Ah Ee Real Madrid Vs Napoli: Cristiano Ronaldo Iyo Toni Kroos Oo Hogaaminaya Safka Macallin Zenadine Zidane

Kooxda Real Madrid ayaa goor dhow dhigeeda Napoli kusoo dhaweyn doonta Santiago Bernabue kulan ka tirsan lugtii 1aad ee wareega 16ka Champions League. Tababare Zenadine Zidane ayaa soo xushay safkiisa ugu adaga waxaadna moodaa inuu caawa guul [...]

Safafka Rasmiga Ah Ee Bayer Munich Vs Arsenal: Arsene Wenger Oo Petr Cech Kalsooniada Kala Laabtay Iyo Mesut Ozil OoWali Safka Arsenal Kasoo Muuqda

Kooxda Bayer Munich ayaa goor dhow dhigeeda Arsenal kusoo dhawaynaysa Alianz Arena kulan ka tirsan lugtii 1aad ee wareega 16ka Championd League. The Gunners ayaa Munich u safraysa iyada oo xilli ciyaareedkan rajo ka qabta inay iska dhiciyaan [...]

Antonio Conte Oo Ku Riyoonaya Inuu Mar Chelsea Keeno.Xidig Ka Tirsan Koooxda Juventus, Ma Ahan Dyabala!!

Tababaraha kooxda Chesea ayaa mar kale lala xiriirin xidig ka tirsan kooxdii uu horay usoo maamulay ee Juventus. Antonio Conte ayaa horay loola xiriirinayay xidigo.ka tirsan isls kooxdaasi waxaana xagaagii lasoo dhaafay Chelsea aad loola xiriiriyay [...]
How to whitelist website on AdBlocker?
%d bloggers like this: