News By Adnan Abdirahman

Kooxda Manchester City Oo Qiimo U Samaysay Shabaq Ilaaliyaheeda England Looga Waashay Ee Joe Hart; Imisaa Lagu Heli Karaa?
Kadib markii lagu cadaadiyya in uu qaab amaah uga baxo Etihad Stadium maadama kooxdu ay keensatay bedel loo arkaayey in uu noqon doono kan ugu wanaagsan Ingiriiska laguna Magacaabo Claudio ...
“Waa In Uu Si Adag U Shaqeeyaa, Ogaadaana In Aanan Waxna Bilaash Ku Bixinin” Jose Mourinho Oo Luke Shaw U Sheegay In Uu Ku Daydo Mkhitaryan
Tababare Jose Mourinho ayaa daafaciisa soo jabsan kari la'a safka hore ee kooxda United ee Luka Shaw u sheegay in uusan fursad siiyo keliya cidda mutaysata isagoona danbeedkaan bidix kula ...
Massimiliano Allegri Oo Xaqiijiyay In Daafaciisa Leonardo Bonucci Uu Seegi Doono Kulanka CL Ee Ay Caawa La Dheeli Doonaan Kooxda Porto.
Tababraha kooxda Marwada duqda ah ee Massimiliano Allegri ayaa xaqiijiyay in daafaciisa waaya araga ah ee Leonardo Bonucci uusan caawa ciyaari doonin kulanka kooxda Juventus ay bqan doonto dhigeeda Porto kulanka ...
Mid Kamid Ah Xiddigaha Chelsea Ugu Fiican Xilli Ciyaareedkaan Oo Xanuun Ku Seegi Kara Kulanka Sabtida Ee Swansea.
Shabaq ilaaliyaha kooxda Chelsea ee Thibaut Courtois ayaa la sheegayaa in uu xanuun aad u daran ka dareemayo caloosha isla markaana uu shaki ku jiro kulanka sabtida kooxdiisa Chelsea ay ...
Indho Indheeyayaal Ka Socda Kooxda Juventus Oo Xalay Ku Sugnaa BayArena! Xiddig Liverpool Diirada U Saaran Ayay Daawanayeen.
Kooxda dafaacanasa horyaalka Serie A ee Juventus ayaa doonaysa in ay kooxd Liverpool ka afduubato weeraryahanka da'da yar ee kooxda bayern Leverkusen Julian Brant sida ay kusoo warramayso Calcio Mercato. Wargeyska ...
Xiddig Inbadan Diirada U Saarnaa Jose Mourinho Oo Sheegay In Uu Ki Haminayo Kooxo Aanay United Ku Jirin.
Isla markii uu tababare Mourinho soo caga dhigtay Old Trafford waxa markiiba lala xidhiidhinayey xiddigo badan oo tayo leh kuwaas oo qaarkood ku guulaysaty haka qaar kalena ay seegeen. Zlatan Ibrahimovic, ...
Koox Chinese Ah Oo Xaqiijisay In Ay Wadahadal La Yeelatay Weyne Rooney Isla Markaana Ay Dalab Ka Gudbisay Aubameyang.
Fabio Cannavaro oo Tababaraha kooxda Chinese Super League ee Tianjin Quanjian ayaa xaqiijiyay in uu wada hadal la qaatay weeraryahanka kooxda Manchetser United ee Weyne Rooney isagoo sidoo kalena sheegay in ...
Weyne Rooney Oo Ka Maqan Iyo Mourinho Oo Magacaabay 20-ka Xiddig Ee Pogba Iyo Zlatan Ula Safraaya France.
Kabtannka kooxda Manchester United Weyne Rooney ayaan la safri doonin kooxda macallin Mourinho ee kulanka lugta labaad ee Europe leauge France kula so ciaari doonta kooxda Saint-Etienne. Weyne Ronaey ayaa awoodi waayey ...
Dani Alves Oo Sheegay In Uu Ogyahay Sababta Taageerayaasha Sevilla Ay U Necebyihiin Sergio Ramos.
Dafaca kooxda Juventus ee Dani Alves ayaa indhaha caalamka kusoo jeediyay maamulka koooxda Barcelona kadib markii waraysi uu siiyay ABC ku sheegay in maamulka kooxdaasi ay ixtiraam darro u muujiyeen ...
3 Arrimood Oo Sahli Kara In Kooxda Manchester City Ay Caawa Ka Tallaabsato Dhigeeda AS Monaco Oo Etihad Marti Ku Ah.
Waa todobaadkii labaad ee soo laabashada tartanka Champions League hadii aan nahay taagerayaasha kubaa cagtana waxaan markale u diyaar garoobi donaa kulamo kale oo xiiso leh oo ka tirsan lugta ...

« Previous PageNext Page »

.