News By Adnan Abdirahman

[Goal] PSG Oo Manchester United Ku Garaacday Saxiixa ‘Ronaldaha Cusub’ Goncalo Guedes.
Sida ay fahansan tahay Goal.com koxda PSG ayaa ugu danbayn ku guulaysaya saxiixa xiddiga reer Portugal ee aadka loo qiimeeyo ee Goncalo Guedes iyadna saxiixiisa ku garaacday Manchester United. 20 jirkaan ...
Cesc Fabregas “Halkaan Sabab Ayaanan Ugu Faraxsanayn Kooxdayda Chelsea”
Xiddiga Khadka dhexe ee kooxda Chelsea Cesc Fabregas ayaa sheegay inusan hal sabab darteed ugu faraxsnayn kooxdiisa haatan ee Chelsea. Xiddigaan heerka caalami ee qaranka Spain ayaa keliya xilli ciyaareedkaan ku ...
Suuqa: Arsenal Oo Bedelka Santi Cazorla Ka Dhex Arkootay Horyaalka Porteguese-ka, United Ayaa Sido Kale Xiisaynaysa.
Muuqaalka haatan xidiga khadka dhexe ee koxda Arsenal Granit Xhaka ayaa tilmaamaya in xiddigaasi 20% uu kooxda Gunners kaadhka cas ka qaatay ama uu rikoodhe ku keenay gebi ilaa haatan ...
Suuqa: Pep Guardiola Oo Daafac Ka Doonaya Kooxdiisi Hore Ee Bayern Munich- Ma Aha David Alaba.
Macallinka kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa weli xal u la' mushkilada kooxdiisa ka haysta khadka danbe xataa hadii uu rikoorka daafacyada ee aduunka jabiyey isla markaana uu lasoo ...
Macallinka Kooxda Sevilla Ee Jorge Sampaoli Oo Sheegay In Uu Dalab La Helay Koox Weyn Oo Ingiriiska Ka Hor Intii Aanu Go’aansan Inuu Layliyo Sevilla.
Macallinka Kooxda horyaalka La Liga ee Sevilla ninka reer Chile Jorge Sampaoli ayaa sheegay in uu dalab ka helay kooxda Premier leagu ee Chelsea ka hor intii aanu soo gaadhin ...
Kooxda Liverpool Oo Heshiis Cusub Ku Abaal Marinaysa Saaxirkeeda Philippe CoutinhoIsla Markaana Qodob Yaab Leh Ku Daraysa Heshiiska!
Kooxda horyaalka Ingiriiska ee Liverpool ayaa heshiis cusub ku abaal marinaysa khadkeeda dhexe ee Philippe Coutinho sida ay soo warinayso The Times. 24 jirkaan heerka caalami ee qaranka Brazil ayaa xaday ...
United Iyo Blues Oo Daafac Ku Dagaalamaya, Ashley Young , Dani Alves Iyo Wararkii Ugu Waaweynaa Ee Wargeysyada Ingiriisku Ka Qoreen Suuqa Kala Iibsiga Maanta Oo Talaada Ah.
Asc akhristayaal maalin wanaagsan kusoo dhawaada wararka ugu waaweyn ee wargeysyada dalkaan ingiriisku ka qoren suuqa kala iibsiga maanta oo talaada ah . Chelsea ayaa la sheegayaa inay diyaar u ...
Suuqa: Liverpool Oo Wada Hadal Kula Jirta Kooxda Sporting CP Si Ay U Hesho Bartilmaamedkii Mudada Dheer Ee Kooxda Arsenal.
Saxaafadda dalka Portugal ayaa ayaamahan haysa camalka ugu weyn ee suuqa kala iibsiga iyagoona xiddigaha kooxaha dalka Portugal is daba joog ah ula xidhiidhinaya koxaha Premier League. Horaantii todobaadkan ayay markaliya ...
Waa Kuma Xiddiga Ku Dhiiri Geliyey Yaya Toure Inuu Sii Joogo Yurub? Ma U Qaadanaysid Inuu Yahay Xiddig Ka Dheela Old Trafford.
Khadka dhexe ee Kooxda Manchester City Yaya Toure ayaan fahansanayn qorshaha xiddigaha ka baxaya horyaalada qaarada yurub isla markaana qaninimo u doonanaya horyaalka Chinese Super League. Dhawaan ayuu wakiilka Yaya Toure ...
Ma Wuxu Xumaynayaa Lyon , Mise Waa Kala Wareega Manchester? Theo Griezmann Oo Sii Huriyey Wararka Walaalkiis La Xidhiidhinaya United.
Theo Griezmann waa walaalka xiddiga kooxda Atletico Madrid ee Antonio Griezmann waana ninka mar kale sii huriyey wararka xanata ah ee walaalkiis la xidhiidhinaya Old Trafford. Weeraryahanka heerka caalami ee reer ...

Next Page »