Super Computer ayaa saadaaliyay kooxda ku guulaysan doonta champions League xilli ciyaareedkan. Waxa la galay Semi-final-ka tartanka champions League iyada oo ay 4 kooxood ku hadheen tartanka xilli ciyaareedkan. Kooxaha Real Madrid, Bayern Munich, PSG
Xiddiga daafaca uga ciyaara Man City ee Kyle Walker ayaa sheegay ama magacaabay kooxda uu jeclaan lahaa in ay ku guulaysato premier League. Kooxaha Arsenal, Man City Liverpool ayaa ku tartamaya horyaalka premier League xilli