Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Bayern Munich ee Harry Kane ayaa ka hadlay guushii ay kooxdiisu ka gaadhay Arsenal. Bayern Munich ayaa Arsenal ku garaacday 1/0 kulan ka tirsanaa lugta 2-aad ee 8 dhamaadka champions
Xiddiga daafaca uga ciyaara Man City ee Kyle Walker ayaa sheegay ama magacaabay kooxda uu jeclaan lahaa in ay ku guulaysato premier League. Kooxaha Arsenal, Man City Liverpool ayaa ku tartamaya horyaalka premier League xilli