Sabab qarsoon oo ka qayb qaadatay go’aankii Manchester City ay ku iibisay Cole Palmer ayaa soo shaac baxday, waxaana laga yaabaa in Pep Guardiola uu ka shalleeyo. Su’aal badan ayaa laga keenay markii Cole Palmer
Xiddiga daafaca uga ciyaara Man City ee Kyle Walker ayaa sheegay ama magacaabay kooxda uu jeclaan lahaa in ay ku guulaysato premier League. Kooxaha Arsenal, Man City Liverpool ayaa ku tartamaya horyaalka premier League xilli