Kooxda Bayern Munich ayaa garaacday Arsenal kulan ka tirsanaa lugta 1-aad ee wareega 8 Dhamaadka tartanka champions League. Kulanka ayaa ahaa mid adag oo iyada oo Arsenal maamulaysay ciyaarta xilli ay Bayern Munich daafac ku
Xiddiga daafaca uga ciyaara Man City ee Kyle Walker ayaa sheegay ama magacaabay kooxda uu jeclaan lahaa in ay ku guulaysato premier League. Kooxaha Arsenal, Man City Liverpool ayaa ku tartamaya horyaalka premier League xilli