Kooxda Real Madrid ayaa rikoodhayaal kaga taqalustay kooxda Man City ee difaacanaysa champions League iyaga oo iska xaadiriyay Wareega Semi-final-ka champions Leugue. Kulanka ayaa ahaa mid xiiso leh iyada oo labada kooxood kulanka soo galeen
Xiddiga daafaca uga ciyaara Man City ee Kyle Walker ayaa sheegay ama magacaabay kooxda uu jeclaan lahaa in ay ku guulaysato premier League. Kooxaha Arsenal, Man City Liverpool ayaa ku tartamaya horyaalka premier League xilli