tababaraha Manchester United Erik Ten Hag ayaa wajahaya suurtagalnimada inuu dhimo mushaarkiisa sababtoo ah in uu xilli ciyaareedkan ku guuldareystay ku guulaysiga horyaalka England Premier League. Kooxda ayaa haatan ku jirta kaalinta lixaad ee kala
Xiddiga daafaca uga ciyaara Man City ee Kyle Walker ayaa sheegay ama magacaabay kooxda uu jeclaan lahaa in ay ku guulaysato premier League. Kooxaha Arsenal, Man City Liverpool ayaa ku tartamaya horyaalka premier League xilli