Horyaalada yurub ayaa galaya kulamadii ugu dambeeyay ee xilli ciyaareedka. Kooxda Inter ayaa qarka u saaran in ay ku guulayataan horyaalka Serie A xilli ciyaareedkan todobaadkan. Inter ayaa hogaaminaysa horyaalka Serie A iyada Oo wacdaro
Xiddiga daafaca uga ciyaara Man City ee Kyle Walker ayaa sheegay ama magacaabay kooxda uu jeclaan lahaa in ay ku guulaysato premier League. Kooxaha Arsenal, Man City Liverpool ayaa ku tartamaya horyaalka premier League xilli