Ciyaaryahankii hore ee reer Brazil Rivaldo ayaa weydiistay maamulka kooxda Catalan inay u magacaabaan tababaraha reer Portugal Jose Mourinho si ay ugu badalaan tababare Xavi. Rivaldo ayaa yidhi”“Waxaa jira taageerayaal badan oo aan ogolayn ciyaartoydii
Xiddiga daafaca uga ciyaara Man City ee Kyle Walker ayaa sheegay ama magacaabay kooxda uu jeclaan lahaa in ay ku guulaysato premier League. Kooxaha Arsenal, Man City Liverpool ayaa ku tartamaya horyaalka premier League xilli