Shaxda Rasmiga Ah Ee Real Madrid Vs Bayern Munich: Benzema & Ronaldo Oo Weerarka Hogaaminaya

Kooxda Real Madrid ayaa goordhaw la ciyaari doonta kooxda Bayern Munich lugta 2-aad ee semi-finalka champions league kulan ka dhici doona garoonka Real Madrid.

Los Blancos ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo gacanta sare leh kadib guushii ay kulankii hore gaareen waxana ay doonayaan in ay iska xaadiriyaan finalkii 3-aad oo xiriir ah.

Dhanka kale kooxda Bayern Munich ayaa doonaysa in ay ka soo kabsato guuldaradii lugtii hore iskana xaadiriso Finalka muddo dheer kadib.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Real Madrid: Navas; Lucas Vazquez, Varane, Ramos, Marcelo; Kovacic, Kroos, Modric, Asensio; Ronaldo, Benzema.
Kaydka:
Casilla,Nacho,Bale,Casemiro,Theo,Mayoral,Ceballos

 

Bayern Munich: Ulreich, Sule, Hummels, Alaba, Kimmich, Thiago, J Rodriguez, Tolisso, Muller, Ribery, Lewandowski.

Facebook Ku Dhiibo Aragtidaada Ama Qeybta Hoose

Halkaan Ku Qor Fikirkaada