Yaab!!: Daawo Xiddig Gool Dhaliyay Isla Markaasna Taageere Isku Badalay, Iska Hubi Siday U Dhacday

Garoomada kubada cagta ayay maaliba walba ka dhacaan arimo la yaab leh oo ku cusu dad badana yaab iyo fajac ku keena marka ay arkaan.

Kulan ka tirsan horyaalka Romania ayay ka dhacday arin cajiib ah oo ku cusub garoomada kubada cagta taas oo ah in uu xiddig gool dhaliyo kadib taageere isku badalo waliba isku sacabiyo.

Xiddig lagu magacaabo Blanaru ayaa gool dhaliyay isla markaasna oroday oo taageerayaasha aaday waliba isku sacabiyay ka hor inta uuna garoonka ku soo laaban Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Facebook Ku Dhiibo Aragtidaada Ama Qeybta Hoose

Halkaan Ku Qor Fikirkaada